{"id":13904,"date":"2013-04-03T20:39:11","date_gmt":"2013-04-03T17:39:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13904"},"modified":"2013-04-03T20:39:11","modified_gmt":"2013-04-03T17:39:11","slug":"allaha-u-naxariistee-waxaa-dalka-jarmalka-ku-geeryoodey-korneyl-xasan-maxamed-nuur-shaati-guduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/allaha-u-naxariistee-waxaa-dalka-jarmalka-ku-geeryoodey-korneyl-xasan-maxamed-nuur-shaati-guduud\/","title":{"rendered":"Allaha u naxariistee waxaa dalka jarmalka ku geeryoodey korneyl xasan maxamed nuur (shaati-guduud)"},"content":{"rendered":"<p>Allaha u naxariistee waxaa saakey waaberigii marka waqtiga jarmalku kubeegnaa 8:00 ku geeryoodey ex korneyl xasan maxamed nuur shaati guduud oo mudo dhawr sano ah la ildarnaa xanuunka macaanka iyo dhiig karka,kaas oo ku keeney in ay kilyaha midkood shaqeyn weyso.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee shaati guduud ayaa kamid ahaa siyaasiyiinta ugu cad cad ee kasoo jeeda gobolada baay iyo bakool,isagoo xilal heer wasiir ka gaarey sanadahan dagaalada sokeeye soomaaliya ku dhex jirtey.<\/p>\n<p>Marxuum xasan maxamed nuur shaati ayaa ka tagey caruur uu dhaley iyo wax ay sii dhaleen,lamana oga halka lagu aasayo inaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Allaha u naxariistee waxaa saakey waaberigii marka waqtiga jarmalku kubeegnaa 8:00 ku geeryoodey ex korneyl xasan maxamed nuur shaati guduud oo mudo dhawr sano ah la ildarnaa xanuunka macaanka iyo dhiig karka,kaas oo ku keeney in ay kilyaha midkood shaqeyn weyso. Allaha u naxariistee shaati guduud ayaa kamid ahaa siyaasiyiinta ugu cad cad ee kasoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13904","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13904","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13904"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13904\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13910,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13904\/revisions\/13910"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13904"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13904"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13904"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}