{"id":13901,"date":"2013-04-03T19:35:48","date_gmt":"2013-04-03T16:35:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13901"},"modified":"2013-04-04T00:37:50","modified_gmt":"2013-04-03T21:37:50","slug":"maamulka-puntland-ayaa-albaabada-isugu-dhuftey-idaacadaha-daljirone-nationiyo-codka-nabadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/maamulka-puntland-ayaa-albaabada-isugu-dhuftey-idaacadaha-daljirone-nationiyo-codka-nabadda\/","title":{"rendered":"Maamulka puntland ayaa albaabada isugu dhuftey idaacadaha daljir,one nation,iyo codka nabadda."},"content":{"rendered":"<p>Maamulka puntland ayaa xirey idaacado ka hawlgeli jirey magaalada boosaaso,idaacadahaas,lama sheegin sababta loo xirey iyo denbiyada ay maamulka ka galeen.<\/p>\n<p>Idaacadahan oo ah idaacado si gaar ah loo leeyahey ayaa markasta oo ay wax ka sheegaan maamulka la xiraa ama loo hanjabaa,iyagoo dhinaca kale sheega maamulku in warbaahintu ay tahey mid madax banaan waase marka maamulku sida ay rabaan u hadlaan.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey oo idaacado intan la eg albaabada leysugu dhufto,ilaa hadana majirto cid og sababta ay puntland u qaadey talaabadan,waxeyna kusoo beegmeysaa iyadoo puntland sheegtey in nidaamka axsaabta ay u dhaqaaqdey ayna ka gudbeyso habka wax qeybsiga beelaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka puntland ayaa xirey idaacado ka hawlgeli jirey magaalada boosaaso,idaacadahaas,lama sheegin sababta loo xirey iyo denbiyada ay maamulka ka galeen. Idaacadahan oo ah idaacado si gaar ah loo leeyahey ayaa markasta oo ay wax ka sheegaan maamulka la xiraa ama loo hanjabaa,iyagoo dhinaca kale sheega maamulku in warbaahintu ay tahey mid madax banaan waase marka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13901","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13901","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13901"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13901\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13925,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13901\/revisions\/13925"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13901"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13901"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13901"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}