{"id":13869,"date":"2013-04-01T23:02:15","date_gmt":"2013-04-01T20:02:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13869"},"modified":"2013-04-01T23:02:15","modified_gmt":"2013-04-01T20:02:15","slug":"mweyne-xasan-sheekh-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabteyfureyna-shir-garsoorka-dib-loogu-dhisayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/04\/mweyne-xasan-sheekh-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabteyfureyna-shir-garsoorka-dib-loogu-dhisayo\/","title":{"rendered":"M\/weyne xasan sheekh oo dalka dib ugu soo laabtey,fureyna shir garsoorka dib loogu dhisayo."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha soomaaliya xasan sheekh gurguurte ayaa dalka dib ugu soo laabtey ka dib markii uu kasoo qeyb galey shirkii ururka jaamacada carabta oo ka dhacey dalka qadar magaalada doha.<\/p>\n<p>M\/weynaha ayaa sidoo kale soo marey dalka imaaraadka carabta oo uu kula kulmey jaaliyadda soomaalida ee dalkaas ku nool halkaas oo uu m\/weynuhu khudbad aad qiimo u leh uu u jeediyey taas oo ay aad u soo dhaweeyeen dadki dhageystey.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa markii uu dalka kusoo laabtey furey shir la sheegey in garsoorka soomaaliya dib loogu habeynayo,iyadoo dhibaato lagu qabo marka madaxda ay dalka imaneyso ama ay ka baxayaan iyadoo wadooyinka marka la xiro ay kala go&#8217;aan dhaqdhaqaaqa ganacsiga magaalada taas oo wadnaha ka qabatey dad badan oo isticmaala wadooyin muhiim u ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha soomaaliya xasan sheekh gurguurte ayaa dalka dib ugu soo laabtey ka dib markii uu kasoo qeyb galey shirkii ururka jaamacada carabta oo ka dhacey dalka qadar magaalada doha. M\/weynaha ayaa sidoo kale soo marey dalka imaaraadka carabta oo uu kula kulmey jaaliyadda soomaalida ee dalkaas ku nool halkaas oo uu m\/weynuhu khudbad aad qiimo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13869","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13869","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13869"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13869\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13875,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13869\/revisions\/13875"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13869"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13869"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13869"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}