{"id":13851,"date":"2013-03-31T23:54:11","date_gmt":"2013-03-31T20:54:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13851"},"modified":"2013-03-31T23:54:11","modified_gmt":"2013-03-31T20:54:11","slug":"madaxweynaha-dawlada-federalka-soomaaliya-prof-xasan-sheekh-oo-kulan-la-yeeshey-jaliyada-somalia-ee-dalka-imaaraadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/madaxweynaha-dawlada-federalka-soomaaliya-prof-xasan-sheekh-oo-kulan-la-yeeshey-jaliyada-somalia-ee-dalka-imaaraadka\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha dawlada federalka soomaaliya prof. Xasan sheekh oo kulan la yeeshey jaliyada somalia ee dalka imaaraadka."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka soomaaliya prof xasan sheekh maxamuud ayaa la kulmey jaaliyada soomaalida ee dalka imaaraadka carabta ku nool,isagoo kala hadley qorshaha dawladu ugu tala gashey gobolada iyo degmooyinka dalka.<\/p>\n<p>M\/weynaha ayaa sheegey in degmo kasta ay ugu tala galeen hal ceel,hal iskuul,hal isbitaal,isteeshin boolis iyo garsoor kuligood dadka deegaanka wada ah.<\/p>\n<p>Qudbada madaxweynaha oo dhinacyo farabadan taabaneysey ayaa sheegey in aan la ogolaan doonin magacyada sida beenta ah dhiigooda iyo maalkooda lagu baneysto sida waa argagixiso,waa murtad iwm.<\/p>\n<p>Hadalka m\/weynaha ayaa kusoo beegmaya iyadoo dhawaan lagu arkey dad meydad la la laayey iyadoo lagu ogaa in ay dawlada u xiranyihiin taas oo aanu marnaba m\/weynuhu afkiisa soo marin tacadiga ay geysteen shaqsiyaad xoriyadooda wali heysta cid la hadasheyna aysan jirin marka laga reebo iscasilaada madaxdi ugu sareysey hey&#8217;adda nabadsugida qaranka soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka soomaaliya prof xasan sheekh maxamuud ayaa la kulmey jaaliyada soomaalida ee dalka imaaraadka carabta ku nool,isagoo kala hadley qorshaha dawladu ugu tala gashey gobolada iyo degmooyinka dalka. M\/weynaha ayaa sheegey in degmo kasta ay ugu tala galeen hal ceel,hal iskuul,hal isbitaal,isteeshin boolis iyo garsoor kuligood dadka deegaanka wada ah. Qudbada madaxweynaha oo dhinacyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13851","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13851","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13851"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13851\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13859,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13851\/revisions\/13859"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13851"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13851"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13851"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}