{"id":13847,"date":"2013-03-31T21:14:53","date_gmt":"2013-03-31T18:14:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13847"},"modified":"2013-03-31T23:03:39","modified_gmt":"2013-03-31T20:03:39","slug":"xisbiyada-dalka-soomaaliya-ka-jira-oo-dhaliiley-qaabka-loo-maamulayo-shirka-dib-u-habeynta-garsoorka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/xisbiyada-dalka-soomaaliya-ka-jira-oo-dhaliiley-qaabka-loo-maamulayo-shirka-dib-u-habeynta-garsoorka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Xisbiyada dalka soomaaliya ka jira oo dhaliiley qaabka loo maamulayo shirka dib u habeynta garsoorka soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Xisbiyada dalka soomaaliya gaar ahaan xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliya ayaa dhaliiley qaabka loo maamuley shirka dib u habeynta garsoorka soomaaliya.<\/p>\n<p>Gudkuxigenka xmjs ahna kusimaha gudomiyaha xisbiga ayaa shaaca ka qaadey in qaabka shirka loo maamulayo iyo sida m\/weynuhu u sheegey aysan islaheyn,dadka lagu casumey hawshaas maahan kuwo daweyn kara halka sartu ka quransantahey,waxaan leenahey garyaqaano iyo dad inta badan aqoon u leh waxa laga hadlayo.<\/p>\n<p>Timajilic ayaa intaas ku darey in aan habayaraatee aaney jirin xisbiyo lagu casumey kulankaas lagaga hadlayo dib u habeynta garsoorka soomaaliya,cadaaladda iyo garsoorku waa halbawlaha nolosha waxaana munaasib ah in lawada hagaajiyo wixii qalad jira,waxaanan codsaneynaa in wax laga bedello qaabka ay wax u socdaan ayuu yiri timajilic oo warbaahinta kula hadlayey xarunta xmjs uu muqdisho ku leeyahey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xisbiyada dalka soomaaliya gaar ahaan xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliya ayaa dhaliiley qaabka loo maamuley shirka dib u habeynta garsoorka soomaaliya. Gudkuxigenka xmjs ahna kusimaha gudomiyaha xisbiga ayaa shaaca ka qaadey in qaabka shirka loo maamulayo iyo sida m\/weynuhu u sheegey aysan islaheyn,dadka lagu casumey hawshaas maahan kuwo daweyn kara halka sartu ka quransantahey,waxaan leenahey garyaqaano [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13847","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13847","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13847"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13847\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13855,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13847\/revisions\/13855"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13847"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13847"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13847"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}