{"id":13844,"date":"2013-03-31T20:24:55","date_gmt":"2013-03-31T17:24:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13844"},"modified":"2013-03-31T20:24:55","modified_gmt":"2013-03-31T17:24:55","slug":"rwasaare-saacid-oo-booqdey-qabrigii-mweynihii-hore-allaha-u-naxariistee-maxamed-siyaad-barre","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/rwasaare-saacid-oo-booqdey-qabrigii-mweynihii-hore-allaha-u-naxariistee-maxamed-siyaad-barre\/","title":{"rendered":"R\/wasaare saacid oo booqdey qabrigii m\/weynihii hore allaha u naxariistee maxamed siyaad barre."},"content":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha dawlada federalka soomaaliya dr cabdi faarax shirdoon iyo wafdi uu hugaaminayey ayaa maanta gaarey gobolka gedo magaalada garbahaarey. <\/p>\n<p>R\/wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garbahaarey ku soo dhaweeyey madaxda gobolka,odey dhaqameedyo iyo qeybaha bulshada,sidoo kale r\/wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa booqdey qabrigii allaha u naxariistee m\/weynihii hore maxamed siyaad barre iyagoo alle uga baryey in uu u naxariisto oo janadiisa uu siiyo.<\/p>\n<p>R\/wasaare saacid ayaa beryahan booqasho ku kala bixinayey gobolada dalka iyadoo tanina qeyb ka ah booqashooyinka ay xukuumadu ugu kuurgeleyso sida bulshada loogu adeegayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha dawlada federalka soomaaliya dr cabdi faarax shirdoon iyo wafdi uu hugaaminayey ayaa maanta gaarey gobolka gedo magaalada garbahaarey. R\/wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garbahaarey ku soo dhaweeyey madaxda gobolka,odey dhaqameedyo iyo qeybaha bulshada,sidoo kale r\/wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa booqdey qabrigii allaha u naxariistee m\/weynihii hore maxamed siyaad barre iyagoo alle uga baryey in uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13844","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13844","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13844"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13844\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13849,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13844\/revisions\/13849"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13844"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13844"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13844"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}