{"id":13840,"date":"2013-03-30T23:14:28","date_gmt":"2013-03-30T20:14:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13840"},"modified":"2013-04-01T01:13:20","modified_gmt":"2013-03-31T22:13:20","slug":"maamulka-raaskamboodi-ee-kismaayo-maamula-oo-xabsiga-dhigey-taliyihii-nabadsugida-gobolka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/maamulka-raaskamboodi-ee-kismaayo-maamula-oo-xabsiga-dhigey-taliyihii-nabadsugida-gobolka\/","title":{"rendered":"Maamulka raaskamboodi ee kismaayo maamula oo xabsiga dhigey taliyihii nabadsugida gobolka."},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka j\/hose gaar ahaan magaalada kismaayo ayaa waxaa lagu soo waramayaa in maamulka raskamboodi uu xabsiga dhigey taliyihii nabadsugida gobolka j\/hoose.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa waxaa lagu eedeeyey sida lagu soo waramayo qaraxyo ka dhacey kismaayo kuwaasoo lagu soo beegey imaatinka wafdi uu hugaaminayey r\/wasaare saacid,ma jiraan wax cadeymo ah oo ay maamulka axmed madoobe soo bandhigeen,taas oo la oran karo waa eedeymo macquul ah.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee ay maamulkaasi xabsiga dhigaan qof xambaarsan xil heerkan oo kale ah waxeyna u muuqataa in maamulka raskamboodi uu hadda isu qaatey in uu dawlad madaxbanaan yahey,mana jiraan warar dheeraad ah oo kasoo baxey hey&#8217;adda nabadsugida qaranka oo agaasimaheedi dhawaan iscasiley.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka j\/hose gaar ahaan magaalada kismaayo ayaa waxaa lagu soo waramayaa in maamulka raskamboodi uu xabsiga dhigey taliyihii nabadsugida gobolka j\/hoose. Taliyaha ayaa waxaa lagu eedeeyey sida lagu soo waramayo qaraxyo ka dhacey kismaayo kuwaasoo lagu soo beegey imaatinka wafdi uu hugaaminayey r\/wasaare saacid,ma jiraan wax cadeymo ah oo ay maamulka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13840","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13840","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13840"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13840\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13867,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13840\/revisions\/13867"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13840"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13840"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13840"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}