{"id":13836,"date":"2013-03-30T21:35:05","date_gmt":"2013-03-30T18:35:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13836"},"modified":"2013-03-30T21:35:05","modified_gmt":"2013-03-30T18:35:05","slug":"maxkamada-sare-ee-dalka-kenya-oo-ku-dhawaaqdey-in-uhuro-kenyata-uu-yahey-mweynaha-sharciga-ah-ee-dalka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/maxkamada-sare-ee-dalka-kenya-oo-ku-dhawaaqdey-in-uhuro-kenyata-uu-yahey-mweynaha-sharciga-ah-ee-dalka-kenya\/","title":{"rendered":"Maxkamada sare ee dalka kenya oo ku dhawaaqdey in uhuro kenyata uu yahey m\/weynaha sharciga ah ee dalka kenya."},"content":{"rendered":"<p>Go&#8217;aanka maxkamada sare ee dalka kenya ayaa ku dhawaaqdey in uhuro kenyata uu yahey madaxweynaha dalka kenya isaga iyo kuxigeenkiisa,waxaana hadal jeediyey ninka ay ishayeen uhuro kenyata waa reyla odinga isagoo yiri:-<\/p>\n<p>maxkamadu go&#8217;aankeeda wey gaartey,inkastoo aanan ku raacsaneyn wax badan hadana iyada lafteeda ayaan halgan u soo marney oo go&#8217;aankeeda waan qaadaneynaa,waxaanan u hambalyeynayaa m\/weynaha dalka kenya iyo koodi la shaqeyneysey,waana markii sadexaad ee laga guuleysto reyla odiga dadka siyaasada falanqeeya ayaa rayigooda ku cabiraya in ay tahey markii ugu danbeysey ee reyla tartan uu galo maadaama uu yahey nin da&#8217;ah oo doorashadan doorashada xigta ay da&#8217;diisu ku beegantahey 73 sano jir,sidaas awgeed looma maleynayo in uu mar kale isasoo sharaxo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Go&#8217;aanka maxkamada sare ee dalka kenya ayaa ku dhawaaqdey in uhuro kenyata uu yahey madaxweynaha dalka kenya isaga iyo kuxigeenkiisa,waxaana hadal jeediyey ninka ay ishayeen uhuro kenyata waa reyla odinga isagoo yiri:- maxkamadu go&#8217;aankeeda wey gaartey,inkastoo aanan ku raacsaneyn wax badan hadana iyada lafteeda ayaan halgan u soo marney oo go&#8217;aankeeda waan qaadaneynaa,waxaanan u hambalyeynayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13836","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13836","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13836"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13836\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13842,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13836\/revisions\/13842"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13836"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13836"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13836"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}