{"id":13827,"date":"2013-03-30T19:36:26","date_gmt":"2013-03-30T16:36:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13827"},"modified":"2013-03-30T19:36:26","modified_gmt":"2013-03-30T16:36:26","slug":"maamulki-degmada-marka-oo-xilka-qaadis-lagu-sameeyeywaa-maxey-sababtu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/maamulki-degmada-marka-oo-xilka-qaadis-lagu-sameeyeywaa-maxey-sababtu\/","title":{"rendered":"Maamulki degmada marka oo xilka qaadis lagu sameeyey,waa maxey sababtu?"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya gobolka sh\/hose ayaa sheegaya in wasaarada arrimaha gudaha iyo amniga qaranku ay maanta xilkaqaadis ku sameysey maamulki degmada marka.<\/p>\n<p>Degmada marka ayaa beryahan waxaa ka taagnaa qas iyo qalaanqal wata dagaal magaalada dhexdeeda leysu ciidan urursado,dad badana ku kaliftey in ay guryahooda ka qaxaan isla markaana qaar xildhibaanada kamid ahi ay xukuumada ku eedeeyeen in ay iska daawaneyso dhibaatada marka ka socota taas oo maanta kaliftey in w\/kuxigenka wasarada arrimaha gudaha uu maanta ka dego maagaalada marka isla markaana uu xilka ka xayuubiyo gudoomiyihii degmada marka iyo ku xigeenadiisa,isla markaana loo magacaabey maamul kmg ah.<\/p>\n<p>Xilka qaadistan degmada marka ayaa kusoo beegmeysa iyadoo beryahan wasirka koowaad iyo wasirka arrimaha guduhu ay booqarhooyin ku kala bixinayaan gobolada dalka si loogu kuur galo hawlaha shaqo ee ay maamuladu u hayaan bulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya gobolka sh\/hose ayaa sheegaya in wasaarada arrimaha gudaha iyo amniga qaranku ay maanta xilkaqaadis ku sameysey maamulki degmada marka. Degmada marka ayaa beryahan waxaa ka taagnaa qas iyo qalaanqal wata dagaal magaalada dhexdeeda leysu ciidan urursado,dad badana ku kaliftey in ay guryahooda ka qaxaan isla markaana qaar xildhibaanada kamid ahi ay xukuumada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13827","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13827","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13827"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13827\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13834,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13827\/revisions\/13834"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13827"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13827"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13827"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}