{"id":13814,"date":"2013-03-30T18:44:21","date_gmt":"2013-03-30T15:44:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13814"},"modified":"2013-03-30T18:44:21","modified_gmt":"2013-03-30T15:44:21","slug":"rwasaare-saacid-iyo-wafdi-uu-hugaaminayo-oo-shdhexe-booqdey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/rwasaare-saacid-iyo-wafdi-uu-hugaaminayo-oo-shdhexe-booqdey\/","title":{"rendered":"R\/wasaare saacid iyo wafdi uu hugaaminayo oo sh\/dhexe booqdey."},"content":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha somaaliya cabdi faarax shirdoon iyo wafdi uu hugaaminayo ayaa booqasho ku tagey gobolka sh\/dhexe magaalada jawhar,taas oo ay beryahan ku sugnaayeen xubno barlamaanka ka tirsan oo xukuumada hore ugu hanjabey in ay xukuumada kula xisaabtamidoonaan dhibaatooyin ay sheegeen in ay ku arkeen gobolka.<\/p>\n<p>R\/wasaaraha ayaa safarkiisa waxaa ku wehliya qaar kamid ah wasiiradiisa sida wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka c\/kariim xusen guuleed iyo kuwo kale,wafdiga ayaa shaley kasoo galey gobolka j\/hose oo ay isku soo afgaranwaayeen sidii maamul kmg ah loogu sameyn lahaa kismaayo ururka raskamboodi oo waqtigan maamula kismaayo.<\/p>\n<p>R\/wasaare saacid ayaa u muuqda mid soo wada arkaya gobolada dalka marka laga reebo s\/land oo iyadu sheegtey in ay somalia inteeda kale ka go&#8217;dey oo ay tahey dawlad madaxbanaan hase yeeshee aan wali ictiraad aduunyada ka helin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha somaaliya cabdi faarax shirdoon iyo wafdi uu hugaaminayo ayaa booqasho ku tagey gobolka sh\/dhexe magaalada jawhar,taas oo ay beryahan ku sugnaayeen xubno barlamaanka ka tirsan oo xukuumada hore ugu hanjabey in ay xukuumada kula xisaabtamidoonaan dhibaatooyin ay sheegeen in ay ku arkeen gobolka. R\/wasaaraha ayaa safarkiisa waxaa ku wehliya qaar kamid ah wasiiradiisa sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13814","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13814","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13814"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13814\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13829,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13814\/revisions\/13829"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13814"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13814"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13814"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}