{"id":13789,"date":"2013-03-28T16:00:43","date_gmt":"2013-03-28T13:00:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13789"},"modified":"2013-03-29T03:56:48","modified_gmt":"2013-03-29T00:56:48","slug":"madaxweyne-xasan-shekh-oo-gaaray-imaaraadka-kulamana-la-leh-madaxda-dalkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/madaxweyne-xasan-shekh-oo-gaaray-imaaraadka-kulamana-la-leh-madaxda-dalkaas\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Shekh oo gaaray Imaaraadka kulamana la leh Madaxda dalkaas."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud Calasoow ayaa gaaray magaalada Dupai ee dalka Imaaradka carabta kadib markii uu ugu qeyb galay shirka jaamacadda Carabta magaalada Dooxa ee dalka Qatar.<\/p>\n<p>Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa lagu wadaa inay kulamo la qaataan madaxda dalka Imaaraadka Carabta isla markaasna ay kala hadlaan arrimaha dalka Somalia iyo sidii labada dal uu xiriir wanagsan u dhexmari lahaa.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo kula soo qaatay magaalada Dooxa madaxda qaar kamid ah dalalka Carabta oo uu kala hadlay sidii looga qeyb qaadan lahaa horumarinta dalka Somalia oo la taageri lahaa.<\/p>\n<p>Si kastaba lama oga socdaalka Madaxweynaha uu ku aaday Imaaraadka Carabta waxa ugu qabsoomi karo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud Calasoow ayaa gaaray magaalada Dupai ee dalka Imaaradka carabta kadib markii uu ugu qeyb galay shirka jaamacadda Carabta magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa lagu wadaa inay kulamo la qaataan madaxda dalka Imaaraadka Carabta isla markaasna ay kala hadlaan arrimaha dalka Somalia iyo sidii labada dal uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13789","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13789","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13789"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13789\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13803,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13789\/revisions\/13803"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13789"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13789"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13789"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}