{"id":13786,"date":"2013-03-28T16:28:02","date_gmt":"2013-03-28T13:28:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13786"},"modified":"2013-03-28T21:37:50","modified_gmt":"2013-03-28T18:37:50","slug":"wasiirka-hormurinta-adeegga-bulshada-oo-dhagax-dhigtay-iskuulka-21-october","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/wasiirka-hormurinta-adeegga-bulshada-oo-dhagax-dhigtay-iskuulka-21-october\/","title":{"rendered":"Wasiirka hormurinta adeegga bulshada oo dhagax dhigtay iskuulka 21 October."},"content":{"rendered":"<p>Maryam Khaasim Axmed wasiirka hormurinta adeegga bulshada oo ay wehliyaan safiirka jamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya iyo madax ka tirsan waaxda waxbarashada ee wasaaradda horumarinta adeegga bulshda ayaa maanta dhagax dhigtay dugsiyada 21 October iyo dugsiga sare ee howlwadaag oo ka mid ah ilaa iyo shan dugsi oo ay jamacadda Carabta ka gacan siinayso dhismahooda dawladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhagax dhigidda kadib ayay uga  mahad celisay wasiirka adeegga bulshada gacanta ay ka siisay jamacadda Carabta dib u dayactirka Iskuulada iyadoo intaasi ku dartay in wasaradda aynan ka dabcin go\u2019aankeedii ahaa dib u soo celinta adeegyada muhiimka u ah bulshada Soomaaliyeed sida waxbarashada iyo caafimaadka.<\/p>\n<p>Sidoo kale Ambassador Maxamed Cabdalla Idriis safiirka jamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya oo lahadlay warbaahinta ayaa tilmaamay in jamacadda Carabta ayna ku ekeyn dib u dhiska tageerada ay siinayso Soomaaliya balse tan ay tahay bilowga garabka jamacadda Carabta ay siinayso Soomaaliya dhawana ay qorsheynayaan hirgalinta xarumaha caafimaadka ee hoos yimaada dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Iskuladan maanta la dhagax dhigay ayaa waxa uu yahay mid lagu doonayo in ardayda Soomaaliyed ay heleen waxbarasho lacag la\u2019aan ah si loo yareeyo waxbarasho la\u2019aanta ka jirto dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maryam Khaasim Axmed wasiirka hormurinta adeegga bulshada oo ay wehliyaan safiirka jamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya iyo madax ka tirsan waaxda waxbarashada ee wasaaradda horumarinta adeegga bulshda ayaa maanta dhagax dhigtay dugsiyada 21 October iyo dugsiga sare ee howlwadaag oo ka mid ah ilaa iyo shan dugsi oo ay jamacadda Carabta ka gacan siinayso dhismahooda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13786","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13786","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13786"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13786\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13793,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13786\/revisions\/13793"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13786"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13786"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13786"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}