{"id":13762,"date":"2013-03-27T23:07:24","date_gmt":"2013-03-27T20:07:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13762"},"modified":"2013-03-27T23:31:38","modified_gmt":"2013-03-27T20:31:38","slug":"ciidamada-amisom-ee-ku-sugan-gobolka-hiiraan-oo-sheegey-in-ay-kaalmo-dawo-ah-gaarsiiyeen-dad-uu-soo-ritey-shuban-biyood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/ciidamada-amisom-ee-ku-sugan-gobolka-hiiraan-oo-sheegey-in-ay-kaalmo-dawo-ah-gaarsiiyeen-dad-uu-soo-ritey-shuban-biyood\/","title":{"rendered":"Ciidamada Amisom ee ku sugan gobolka hiiraan oo sheegey in ay kaalmo dawo ah gaarsiiyeen dad uu soo ritey shuban biyood."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada amisom ee ku sugan gobolka hiiraan ayaa sheegey in ay kaalmo dawo ah gaarsiiyeen dad uu dhawaan soo ritey cudurka shuban biyoodka.<\/p>\n<p>Afhayenka ciidamada amisom xaamud ayaa warbaahinta u sgeegey in ay dawooyin wax ka taraya cudurka shubanbiyoodka gaarsiiyeen dadka gobolkan hiiraan ee xanuunka shubanku asiibey ayna mar kasta u taaganyihiin in ay shacabka soomaaliyeed dhib iyo dheefba la wadaagaan.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee ay ciidamada amisom sheegaan in ay gacan ka geysteen xaalado bini&#8217;adanimo iyadoo dhanka kale lagu eedeeyo in ay xabadaha isaga furaan shacabka hadii la soo weeraro,ama ay u shakiyaan amaankooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada amisom ee ku sugan gobolka hiiraan ayaa sheegey in ay kaalmo dawo ah gaarsiiyeen dad uu dhawaan soo ritey cudurka shuban biyoodka. Afhayenka ciidamada amisom xaamud ayaa warbaahinta u sgeegey in ay dawooyin wax ka taraya cudurka shubanbiyoodka gaarsiiyeen dadka gobolkan hiiraan ee xanuunka shubanku asiibey ayna mar kasta u taaganyihiin in ay shacabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13762","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13762","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13762"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13762\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13767,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13762\/revisions\/13767"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13762"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13762"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13762"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}