{"id":13755,"date":"2013-03-27T22:12:21","date_gmt":"2013-03-27T19:12:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13755"},"modified":"2013-03-27T23:58:09","modified_gmt":"2013-03-27T20:58:09","slug":"xildhibaano-maanta-gaarey-gobolka-shdhexe-sheegeyna-in-ay-kala-xisaabtamayaan-xukuumada-dhibaatooyin-ay-arkeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/xildhibaano-maanta-gaarey-gobolka-shdhexe-sheegeyna-in-ay-kala-xisaabtamayaan-xukuumada-dhibaatooyin-ay-arkeen\/","title":{"rendered":"Xildhibaano maanta gaarey gobolka sh\/dhexe sheegeyna in ay kala xisaabtamayaan xukuumada dhibaatooyin ay arkeen."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta gaary xildhibaano gaaraya labaatan gobolka sh\/dhexe gaar ahaan magaalada jawhar,kuwaasoo la sheegey in ay u kuur gelayeen xaalada nabadgelyo iyo nololeed ee ay ku suganyihiin shacabka gobolkaas.<\/p>\n<p>Xildhibaanada barlamaanka ayaan hore u aadi jirin gobolada balse hadda waxaad moodaa in ay u kala miirmayaan qabaa&#8217;ilka ay kasoo kala jeedaan iyo goboleysi qabyaalad salka ku haya,waxaana sidan oo kale booqasho ku jooga gobolka baay xildhibaano uu hor kacayo gudoomiyaha barlamaanka maxamed sh cusmaan jawaari.<\/p>\n<p>Booqashooyinkan xildhibaanada qaar gobolada ku aadeen ayaa imaneysa iyadoon kalfadhigii barlamaanku xirmin,waxeyna taa ku micneeyeen siyaasiyiin iyo wax garad waayo arag u ah hawlaha barlamaanka in ay xubnaha barlamaanku ka warwareegayaan hawlo badan oo qaranku u baahanyahey,ayna rabaan sidii kuwii kmg todobada sano cuney in iyana afarta sano micno daro ku dhameeyaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta gaary xildhibaano gaaraya labaatan gobolka sh\/dhexe gaar ahaan magaalada jawhar,kuwaasoo la sheegey in ay u kuur gelayeen xaalada nabadgelyo iyo nololeed ee ay ku suganyihiin shacabka gobolkaas. Xildhibaanada barlamaanka ayaan hore u aadi jirin gobolada balse hadda waxaad moodaa in ay u kala miirmayaan qabaa&#8217;ilka ay kasoo kala jeedaan iyo goboleysi qabyaalad salka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13755","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13755","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13755"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13755\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13769,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13755\/revisions\/13769"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13755"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13755"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13755"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}