{"id":13743,"date":"2013-03-27T17:51:45","date_gmt":"2013-03-27T14:51:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13743"},"modified":"2013-03-27T17:51:45","modified_gmt":"2013-03-27T14:51:45","slug":"heyadaha-xuquuqul-insaanka-oo-dawlada-soomaaliya-ugu-baaqey-in-ay-wax-ka-qabato-xadgudubyada-barakacayaasha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/heyadaha-xuquuqul-insaanka-oo-dawlada-soomaaliya-ugu-baaqey-in-ay-wax-ka-qabato-xadgudubyada-barakacayaasha\/","title":{"rendered":"Hey&#8217;adaha xuquuqul insaanka oo dawlada soomaaliya ugu baaqey in ay wax ka qabato xadgudubyada barakacayaasha."},"content":{"rendered":"<p>In mudo ahba waxaa soo ifbaxayey xadgudubyo la sheegayo in lagula kaco dadka dalka gudihiisa ku barakacey kuwaasoo la tilmaamey in ay barakacayaasha laftoodu ay sheegayaan in la kufsado ama la handado ayna ficiladaas ku dhaqaaqaan rag labisan direyska ciidamada.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda xuquuqul insaanka african watch ayaa warbixin ay maanta soo saartey ku sheegtey in xadgudubyo lagula kaco dadka soo barakacey,kuwa dalka gudihiisa ku barakacey,wareysiyo laga qaadey qaar barakacayaasha ka mid ah ayaa kuligood sheegaya in aysan heysan wax daryeel ah xaga hoyga,cuntada,dawada,iwm,waxaana waliba usii dheer handadaado iyo kufsi joogto ah.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee hey&#8217;adaha xuquuqul insaanku qeylo dhaan ka muujiyaan sida loola dhaqmo dadka barakacayaasha dalka gudihiisa ku barakacey,waxeyna tani ku soo beegmeysaa iyadoo dhawaan maxkamada sare soomaaliya ay jebisey xukuno ay ku xukumeen gabar sheegtey in la kufsadey iyo wariye wareystey maxkamadaha darajada koowaad iyo labaad kuwaas oo waxba kama jiraan laga dhigey xukunadii ay gaareen xoriyadoodana ay dib u heleen wariye c\/casiis koronto iyo haweyneyda sheegtey in la kufsadey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>In mudo ahba waxaa soo ifbaxayey xadgudubyo la sheegayo in lagula kaco dadka dalka gudihiisa ku barakacey kuwaasoo la tilmaamey in ay barakacayaasha laftoodu ay sheegayaan in la kufsado ama la handado ayna ficiladaas ku dhaqaaqaan rag labisan direyska ciidamada. Hay&#8217;adda xuquuqul insaanka african watch ayaa warbixin ay maanta soo saartey ku sheegtey in xadgudubyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13743","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13743","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13743"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13743\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13749,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13743\/revisions\/13749"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13743"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13743"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13743"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}