{"id":13725,"date":"2013-03-26T21:55:04","date_gmt":"2013-03-26T18:55:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13725"},"modified":"2013-03-26T23:06:02","modified_gmt":"2013-03-26T20:06:02","slug":"munaasabad-lagu-maamuusayey-sidii-kor-loogu-qaadi-lahaa-niyadda-agoonta-soomaaliyeed-oo-muqdisho-ka-dhacdey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/munaasabad-lagu-maamuusayey-sidii-kor-loogu-qaadi-lahaa-niyadda-agoonta-soomaaliyeed-oo-muqdisho-ka-dhacdey\/","title":{"rendered":"Munaasabad lagu maamuusayey sidii kor loogu qaadi lahaa niyadda agoonta soomaaliyeed oo muqdisho ka dhacdey."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa markii ugu horeysey muqdisho ka dhacdey munaasabad niyadda loogu dhisayo agoonta soomaaliyeed,taas oo ay soo qabanqaabiyeen maamulka gobolka banaadir.<\/p>\n<p>Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeybgaley madax ka tirsan barlamaanka iyo maamulka gobolka banaadir,sida xildh prof. Maxamed cumar dalxa,gud.gobolka ahna duqa muqdisho maxamuud axmed nuur tarsan,fanaanin iyo marti sharaf lagu casumey munaasabada.<\/p>\n<p>Waxaana munaasabada dhamaan dadki ka hadley ay wada tilmaameen in leynooga baahanyahey isxilqaan iyo in agoonta loo istaago sidii loo daryeelilahaa,gudoomiyaha gobolka maxamuud axmed nuur tarsan oo sheegey in laftiisu kusoo korey xereda agoonta uu hada diyaar u yahey in uu qeyb weyn ka qaato sameynta xero agoomaha lagu daryeelo,isagoo ka codsadey kuwa maalka alle u dhiibey in ay zekada ay bixinayaan agoonta ku daraan si zekeda ay bixinayaan u noqoto mid si sax ah loo gutey.<\/p>\n<p>Munaasabadan ayaa kusoo beegmeysa xilli aad muqdisho ku arkeysid caruur aad u yar yar oo derbiyada seexda lana ildaran dhar la&#8217;aan iyo diif nololeed,taas oo aan cidina ku baraarugsaneyn,marka laga reebo gud.gobolka banaadir ahna duqa muqdisho maxamuud axmed nuur tarsan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa markii ugu horeysey muqdisho ka dhacdey munaasabad niyadda loogu dhisayo agoonta soomaaliyeed,taas oo ay soo qabanqaabiyeen maamulka gobolka banaadir. Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeybgaley madax ka tirsan barlamaanka iyo maamulka gobolka banaadir,sida xildh prof. Maxamed cumar dalxa,gud.gobolka ahna duqa muqdisho maxamuud axmed nuur tarsan,fanaanin iyo marti sharaf lagu casumey munaasabada. Waxaana munaasabada dhamaan dadki [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13725","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13725","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13725"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13725\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13735,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13725\/revisions\/13735"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13725"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13725"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13725"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}