{"id":1372,"date":"2011-06-15T10:46:13","date_gmt":"2011-06-15T10:46:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1372"},"modified":"2011-06-15T11:28:46","modified_gmt":"2011-06-15T11:28:46","slug":"madaxweyne-shariifka-soomaaliya-oo-sameystay-ciidamo-ku-beel-ah-oo-ka-hortago-dibad-baxayaasha-taageersan-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/madaxweyne-shariifka-soomaaliya-oo-sameystay-ciidamo-ku-beel-ah-oo-ka-hortago-dibad-baxayaasha-taageersan-farmaajo\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Oo Sameystay Ciidamo Ku Beel Ah Oo Ka Hortago Dibad Baxayaasha Taageersan Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p><strong><span style=\"font-size: x-small;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/labada+shariif3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1374\" title=\"labada+shariif\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/labada+shariif3.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"165\" \/><\/a><\/span><\/strong><\/p>\n<p>Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p>Ciidamadaan oo lagu arkayo wadada makka Al Mukarrama ku beelna ah Madaxweyne Shariifka Soomaaliya ayaa waxay qaqabanayaan dadka taageersan Farmaajo waxaana ciidamo ay sitaan qoryo fudud iyo Koofiyo guduudan<\/p>\n<p>Waxaana sidoo ciidamadaan lagu amray in toogtaan ciddii jibisa amarka Shariif oo ku aadan in wax dibad bax ah aan lagu qabin karin gudaha Magaalada Muqdisho laguna taageerayo R\/Wasaaraha Soomaaliya Ameerikaanka Farmaajo<\/p>\n<p>24 kii Sac ee la soo dhaafay ayaa ciidamadaasi waxay qabteen in ka badan 50 qofood oo lala xiriirinaya abaabulka dibad baxyo Muqdisho ka dhacay waxaana arintaan Shariif uu soo kordhiyay U muuqataa in lagu xakameynayo haweenka iyo caruurta taageersan Farmaajo<\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/span><\/em><\/strong><\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-family: Times New Roman;\">(<\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff; font-family: Times New Roman;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/strong><strong><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff; font-family: Times New Roman;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Ciidamadaan oo lagu arkayo wadada makka Al Mukarrama ku beelna ah Madaxweyne Shariifka Soomaaliya ayaa waxay qaqabanayaan dadka taageersan Farmaajo waxaana ciidamo ay sitaan qoryo fudud iyo Koofiyo guduudan Waxaana sidoo ciidamadaan lagu amray in toogtaan ciddii jibisa amarka Shariif oo ku aadan in wax dibad bax ah aan lagu qabin karin gudaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1372","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1372","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1372"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1372\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1395,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1372\/revisions\/1395"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1372"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1372"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1372"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}