{"id":13719,"date":"2013-03-26T20:55:43","date_gmt":"2013-03-26T17:55:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13719"},"modified":"2013-03-26T23:26:42","modified_gmt":"2013-03-26T20:26:42","slug":"wasiirudawlihii-wasaarada-adeega-bulshada-maxamuud-ismaaciil-oo-bambasa-dalka-kenya-ku-geeryoodey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/wasiirudawlihii-wasaarada-adeega-bulshada-maxamuud-ismaaciil-oo-bambasa-dalka-kenya-ku-geeryoodey\/","title":{"rendered":"Wasiirudawlihii wasaarada adeega bulshada maxamuud ismaaciil oo bambasa dalka kenya ku geeryoodey.."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa allaha u naxariistee maanta ku geeryoodey magaalada bambasa dalka kenya wasiirudawlihii wasaaradda adeega bulshada maxamuud ismaaciil.<\/p>\n<p>R\/wasaaraha xukuumada ayaa uga tacsiyeeyey geerida wasiirka ehelada iyo shacabka soomaaliyeed isagoo r\/wasaaruhu ku sifeeyey nin wanaagsan oo soomaalinimadu ku weyntahey allena uga baryayo in uu naxariistiisa janno ugu deeqo eheladii iyo shacabka soomaaliyeedna samir iyo iimaan ka siiyo.<\/p>\n<p>Xukuumada uu hugaamiyo r\/wasaare saacid oo ka kooban tiro kabadan 30 ayaa xubintii ugu horeysey allaah oofsadey mana jiraan wax ilaa hadda u dhintey ama u dhaawacmey dagaalada siyaasadeed ee u dhaxeeya alshabaab iyo dawlada federalka..<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa allaha u naxariistee maanta ku geeryoodey magaalada bambasa dalka kenya wasiirudawlihii wasaaradda adeega bulshada maxamuud ismaaciil. R\/wasaaraha xukuumada ayaa uga tacsiyeeyey geerida wasiirka ehelada iyo shacabka soomaaliyeed isagoo r\/wasaaruhu ku sifeeyey nin wanaagsan oo soomaalinimadu ku weyntahey allena uga baryayo in uu naxariistiisa janno ugu deeqo eheladii iyo shacabka soomaaliyeedna samir iyo iimaan ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13719","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13719","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13719"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13719\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13739,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13719\/revisions\/13739"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13719"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13719"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13719"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}