{"id":13697,"date":"2013-03-25T21:52:28","date_gmt":"2013-03-25T18:52:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13697"},"modified":"2013-03-26T02:10:10","modified_gmt":"2013-03-25T23:10:10","slug":"qaraxyo-isxig-xiga-oo-maanta-ka-dhacey-madaxtooyada-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/qaraxyo-isxig-xiga-oo-maanta-ka-dhacey-madaxtooyada-kismaayo\/","title":{"rendered":"Qaraxyo isxig xiga oo maanta ka dhacey madaxtooyada kismaayo."},"content":{"rendered":"<p>Maanta ayaa mar qura la dareemey qaraxyo lagu diyaariyey madaxtooyada kismaayo,halkaas oo la filayey in uu booqasho ku tago r\/wasaaraha soomaaliya dr cabdi faarax shirdoon.<\/p>\n<p>Qaraxyadan ayaa u muuqda kuwo laga gaarey ujeedadii laga lahaa taas oo aheyd in r\/wasaaruhu ka baaqdo imaatinkiisa kismaayo,weyna dhacdey iyadoo sida lagu soo waramayo in la taliyeyaasha r\/wasaaruhu diideen in r\/wasaaruhu tago meel aan amnigeeda lagu kalsooneyn.<\/p>\n<p>R\/wasaaraha ayaa waxaa kasii hormarey wafdi heer wasiir ah oo uu hugaaminayo wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka c\/kariim xuseen guuleed,waxeyna qaraxyadani kusoo beegmayaan iyadoo la filayo in halkaa uu ka furmo shir la doonayo in maamul loogu dhiso gobolada jubooyinka kaas oo hada u muuqda mid ay isku fahmeen dawlada dhexe iyo jabhadda raaskamboodi ee uu hugaamiyo shekh axmed madoobe isla markaana hada gacanta ku heysa magaalo xeebeedka kismaayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta ayaa mar qura la dareemey qaraxyo lagu diyaariyey madaxtooyada kismaayo,halkaas oo la filayey in uu booqasho ku tago r\/wasaaraha soomaaliya dr cabdi faarax shirdoon. Qaraxyadan ayaa u muuqda kuwo laga gaarey ujeedadii laga lahaa taas oo aheyd in r\/wasaaruhu ka baaqdo imaatinkiisa kismaayo,weyna dhacdey iyadoo sida lagu soo waramayo in la taliyeyaasha r\/wasaaruhu diideen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13697","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13697","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13697"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13697\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13713,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13697\/revisions\/13713"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13697"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13697"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13697"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}