{"id":1367,"date":"2011-06-15T10:39:16","date_gmt":"2011-06-15T10:39:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1367"},"modified":"2011-06-15T10:39:16","modified_gmt":"2011-06-15T10:39:16","slug":"waxaa-maalinta-2aad-maxkamad-qarsoodi-ah-la-soo-saarayaa-raggii-watay-lacago-malaayiin-lagu-sheegay-oo-lagu-qabtay-garuunka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/waxaa-maalinta-2aad-maxkamad-qarsoodi-ah-la-soo-saarayaa-raggii-watay-lacago-malaayiin-lagu-sheegay-oo-lagu-qabtay-garuunka-muqdisho\/","title":{"rendered":"Waxaa Maalinta 2aad Maxkamad Qarsoodi Ah La Soo Saarayaa Raggii Watay Lacago Malaayiin Lagu Sheegay Oo Lagu Qabtay Garuunka Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong><span style=\"font-size: x-small;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/Ajaanib.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1368\" title=\"Ajaanib\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/Ajaanib.jpg\" alt=\"\" width=\"434\" height=\"251\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p>Maxkamadaan oo lagu qaadayo gudaha garoonka Muqdisho ayaa waxaa qaadayaa garsoorayaal Magacyadooda aynu wali helin waxaynu Maxkamadu tahay mid qarsoodi oo loo diiday inay la socdaan Saxaafada iyo qeybaha kale ee bulshada ee daneyneysa la socoshada lacagahaasi iyo meesha la marsiiyo dadkii watay<\/p>\n<p>Ilo Wareedyo ay wakaalada wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ka heshay garoonka Muqdisho ayaa sheegaya in Maalintii 2aad ay socoto maxkamadeenta rag u kala dhashay dalalka Ingriiska iyo Kenya kuwaasoo lagu heysto halka ay u wadeen lacago lagu qabtay Garoonka Muqdisho waxaana wararka qaar ay sheegayaan in lacagtaasi loo waday Shariif Sakiin oo ah Gudoomiyaha Baarlamaanka waxaana sidoo kale ilo wareedyada xaqiijinyaan in lacagtaasi lagu wareejin doono ciddii ay u socotay lana fisixi doono raggii siday lacagtaasi<\/p>\n<p>Dhawaan ayay aheyd markii Garoonka Muqdisho lagu qabtay lacago Malaayiin Dollar ah kuwaasi oo ya wadeen Shaqsiyaad Ajnabi ah waxaana xukuumada qubo joogta ay sheegtay in talaabo laga qaadi doono ciddi wadatay lacagahaasi<\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-family: Times New Roman;\">(<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff; font-family: Times New Roman;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/strong><strong><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff; font-family: Times New Roman;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/span><\/em><\/strong><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Maxkamadaan oo lagu qaadayo gudaha garoonka Muqdisho ayaa waxaa qaadayaa garsoorayaal Magacyadooda aynu wali helin waxaynu Maxkamadu tahay mid qarsoodi oo loo diiday inay la socdaan Saxaafada iyo qeybaha kale ee bulshada ee daneyneysa la socoshada lacagahaasi iyo meesha la marsiiyo dadkii watay Ilo Wareedyo ay wakaalada wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ka heshay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1367","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1367","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1367"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1367\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1370,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1367\/revisions\/1370"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1367"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1367"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1367"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}