{"id":13668,"date":"2013-03-24T15:28:24","date_gmt":"2013-03-24T12:28:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13668"},"modified":"2013-03-24T20:19:02","modified_gmt":"2013-03-24T17:19:02","slug":"al-shabab-oo-la-sheegay-in-dhibaato-ay-u-gaysteen-matooro-ceel","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/al-shabab-oo-la-sheegay-in-dhibaato-ay-u-gaysteen-matooro-ceel\/","title":{"rendered":"AL Shabab oo la sheegay in Dhibaato ay u gaysteen Matooro Ceel."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in Al-shabaab lagu eedeeyey iney gubeen matoorada ceelal ku yaala degaano ka tirsan gobolkaas.<\/p>\n<p>Xasan Cumar Camey oo ah Gudoomiyaha degaanka Ceeldheer ee gobolka Gedo oo u waramayay Warbaahinta ayaa ku eedeeyey xoogaga Al-shabaab iney gubeen Matooro Ceelal biyo ah oo ku yiilay Deegaanka Ceeldheer ee Gedo.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa sheegay in ceelashaas ay ka cabi jireen dadweynaha iyo xoolaha halkaas ku nool kuwaasoo uu sheegay in haatan ay soo food saartay biyo la\u2019aan, isagoo falkaasi ku tilmaanay mid naraxiis daro ah oo ka baxsan shareecada Islaamka.<\/p>\n<p>\u201cAl Shabab ayaa ku eedenaya inay ka dambeeyen in la gubo matoorada ceelasha biyaha kuwas oo ku dhawaa 10 matoor ayuu yiri Guddoomiyaha deegaanka Ceeldheer.<br \/>\nSi kastaba ma jiro war taageeraayo hadalka kazoo yeeray Guddoomiyaha Deegaanka Ceeldheer ee gobolka Gedo oo Al SHabab ku eedeyay Qasaaraha loo gaystay Matooradaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in Al-shabaab lagu eedeeyey iney gubeen matoorada ceelal ku yaala degaano ka tirsan gobolkaas. Xasan Cumar Camey oo ah Gudoomiyaha degaanka Ceeldheer ee gobolka Gedo oo u waramayay Warbaahinta ayaa ku eedeeyey xoogaga Al-shabaab iney gubeen Matooro Ceelal biyo ah oo ku yiilay Deegaanka Ceeldheer ee Gedo. Guddoomiyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13668","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13668","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13668"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13668\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13678,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13668\/revisions\/13678"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13668"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13668"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13668"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}