{"id":13665,"date":"2013-03-24T15:27:11","date_gmt":"2013-03-24T12:27:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13665"},"modified":"2013-03-24T15:27:11","modified_gmt":"2013-03-24T12:27:11","slug":"raggii-dilay-gabar-ka-shaqeenaysay-garoonka-diyaaradaha-oo-gacanta-lagu-soo-dhigay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/raggii-dilay-gabar-ka-shaqeenaysay-garoonka-diyaaradaha-oo-gacanta-lagu-soo-dhigay\/","title":{"rendered":"Raggii dilay Gabar ka shaqeenaysay Garoonka Diyaaradaha oo Gacanta lagu soo dhigay."},"content":{"rendered":"<p>Sida ay sheegayaan Taliska Booliska Gobolka Banaadir waxaa gacanta lagu soo dhigay dadkii ka dambeeyay Haweeney u shaqeyneysay Hey\u2019ad Turkish ah oo shalay lagu dilay magaalada Muqdisho.<br \/>\nGeneraal Axmed Xasan Maalin oo ah Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ciidamada booliska ay u soo qabteen afar ruux oo mid ka mid ah lagu helay sawirka gabadha, isla markaana isagoo ordaya la soo qabtay.<br \/>\n\u201cGacanta ayay kusoo dhigeen Booliska ilaa afar qof oo midkood uu watay sawirka Gabadha la dilay ayuu yiri Generaal Maalin.<br \/>\nWuxuu intaas ku daray Taliyaha Booliska Gobolka Banadir  inay Wadaan baaritaano lagu haayo ragaas, isla markaana ay socdaan howl galo dheeraad ah oo ammaanka lagu xaqiijinayo sida uu yiri.<br \/>\nSubaxnimadii Shalay ayay aheyd markii kooxo hubeysan ay ku dileen degmada Dharkeenley haweeney ka shaqeyneysay Garoonka Diyaaradaha taas oo lagu dilay degmada Dharkeenley.<br \/>\nMuqdisho ayaa Marti u ah dilal, iyo Qaraxyo ay dad badan ku geeriyoodaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida ay sheegayaan Taliska Booliska Gobolka Banaadir waxaa gacanta lagu soo dhigay dadkii ka dambeeyay Haweeney u shaqeyneysay Hey\u2019ad Turkish ah oo shalay lagu dilay magaalada Muqdisho. Generaal Axmed Xasan Maalin oo ah Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ciidamada booliska ay u soo qabteen afar ruux oo mid ka mid ah lagu helay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13665","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13665","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13665"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13665\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13667,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13665\/revisions\/13667"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13665"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13665"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13665"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}