{"id":13663,"date":"2013-03-24T15:26:31","date_gmt":"2013-03-24T12:26:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13663"},"modified":"2013-03-24T23:28:23","modified_gmt":"2013-03-24T20:28:23","slug":"wasaaradda-gaashandhigga-oo-sheegtay-inay-dib-ula-waregayso-magaalada-xudurwarsaxaafadeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/wasaaradda-gaashandhigga-oo-sheegtay-inay-dib-ula-waregayso-magaalada-xudurwarsaxaafadeed\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Gaashandhigga oo sheegtay inay dib ula waregayso Magaalada Xudur+Warsaxaafadeed."},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya waxey meel wanaagsan marsiineysaa diyaargarowgii ugu dambeeyey ee ay kula wareegeyso magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool.<br \/>\nWasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C\/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa yiri \u201cdiyaargaroobidda aynu u diyaar garoobeyno inaan dib ugula wareegno degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool wuxuu marayaa meel wanaagsan dhowaanna haduu Alle idmo argigixisada weynu kala wareegaynaa\u201d<br \/>\nWasiirka Difaaca ayaa dhanka kale wax laga xumaado ku tilmaamay dadkii ay maleeshiyaadka argigixisada Al-Shabaab\/Al-Qaeda ku dileen gudaha degmada Xudur ee gobolka Bakool waxaana uu Wasiirku tilmaamay in dadkaasi ay Wasaaradda Difaaca u aargudi doonto.<br \/>\n\u201cmaleeshiyooyinka argigixisada ah ee Al-Shabaab xiligan ma hayaan awood ay kaga hor yimaadaan Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed gaar ahaanna Ciidammada Xoogga Dalka ee geesiyaasha ah iyo Ciidammada Midowga Afrika ee taageeraya waxaanna u bur burin doonnaa sidii aynu ugu bur burinay gobollo badan oo dalka ka mid ah\u201dayuu hadalkiisa sii raaciyey Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C\/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi.<br \/>\nUgu dambeyntii Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C\/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa xusay in howlgallada dalka looga saarayo maleeshiyaadka argigixisada ah ee Al-Shabaab aysan joogsan doonin inta guud ahaanba dalka laga sifeynayo Maleeshiyada argigixisada ah ee Al-Shabaab.<br \/>\n\u201cshacabka Soomaaliyeed waxaan ugu bishaareynayaa in dhowaan ay arki doonaan isbedel guud, dagaalka aan kula jirno argigixisadana wuusoo gebageboobayaa dhowaan haduu Alle idmo waayo argigixisada waxaad ogtihiin inta gobol amaba magaallo ee ay ku sugnaan jireen ee aynu kala wareegnay waxaana shacabka laga doonayaa ineysan taageerradooda ka bakheylin geesiyaasha cadawga ka xoreynaya\u201dayuu hadalkiisa kusoo gebagebeeyey Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C\/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi.<br \/>\n\u2014DHAMAAD\u2014-<br \/>\nXafiiska Warfaafinta Wasaaradda Gaashaandhigga<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya waxey meel wanaagsan marsiineysaa diyaargarowgii ugu dambeeyey ee ay kula wareegeyso magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C\/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa yiri \u201cdiyaargaroobidda aynu u diyaar garoobeyno inaan dib ugula wareegno degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool wuxuu marayaa meel wanaagsan dhowaanna haduu Alle idmo argigixisada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13663","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13663","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13663"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13663\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13681,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13663\/revisions\/13681"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13663"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13663"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13663"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}