{"id":13643,"date":"2013-03-23T15:15:43","date_gmt":"2013-03-23T12:15:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13643"},"modified":"2013-03-23T15:18:50","modified_gmt":"2013-03-23T12:18:50","slug":"mid-kamid-ah-wariyaashii-ugu-caansanaa-kana-howl-gali-jiray-idaacadii-horn-afrik-oo-xalay-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/mid-kamid-ah-wariyaashii-ugu-caansanaa-kana-howl-gali-jiray-idaacadii-horn-afrik-oo-xalay-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Mid Kamid ah Wariyaashii Ugu Caansanaa kana Howl gali jiray Idaacadii Horn Afrik oo xalay Geeriyooday."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/Beene.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/Beene.jpg\" alt=\"\" title=\"Beene\" width=\"259\" height=\"194\" class=\"alignleft size-full wp-image-13645\" \/><\/a>Allaha u Naxariistee Waxaa Magaalada Gaarisa ee Xarunta Gobolka Waqooyi Bari Dalka Kenya ku geeriyooday Wakiil Wareedkii Idaacadii Bur burtay ee Horn Afrik uga soo warami jiray Degmada Afgooye C\/Raxmaan Beene Beene.<\/p>\n<p>Wariye C\/Raxmaan Beene Beene oo mudooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa Xeryaha Qaxootiga ee Dalka Kenya ayaa halkaasi waxaa ku heesatay dhibaatooyin badan iyadoona Habeenkii xalay ahaa Xanuuno kala duwan oo hayay Wariyaha uu ugu geeriyooday Magaalada Gaarisa.<\/p>\n<p>Wariyaha ayaa lagu wadaa in Maantaba lagu aaso Magaalada Gaarisa uu ku geeriyooday iyadoona Wariyaal badan ee ka naxeen Geerida Beene Beene ugana tacsiyeeyeen eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday.<\/p>\n<p>Wariye C\/Raxmaan Beene Beene waxa uu kamid ahaa Wariyaasha iskaga qaxay Dalka kadib markii ee kordheen tacaiyada ka dhanka ah Wariyaasha iyadoona uu kamid ahaa Wraiyaal badan oo ku dhibaateesnaa Xeryayaha Qaxootiga Kenya iyo Goobo badan oo daafaha Dunida kamid ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Allaha u Naxariistee Waxaa Magaalada Gaarisa ee Xarunta Gobolka Waqooyi Bari Dalka Kenya ku geeriyooday Wakiil Wareedkii Idaacadii Bur burtay ee Horn Afrik uga soo warami jiray Degmada Afgooye C\/Raxmaan Beene Beene. Wariye C\/Raxmaan Beene Beene oo mudooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa Xeryaha Qaxootiga ee Dalka Kenya ayaa halkaasi waxaa ku heesatay dhibaatooyin badan iyadoona [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13643","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13643","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13643"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13643\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13651,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13643\/revisions\/13651"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13643"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13643"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13643"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}