{"id":13629,"date":"2013-03-23T15:09:07","date_gmt":"2013-03-23T12:09:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13629"},"modified":"2013-03-23T15:09:07","modified_gmt":"2013-03-23T12:09:07","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-iyo-amniga-qaranka-oo-kulan-la-qaatay-guddoomiyayasha-degmooyinka-gobolka-banadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/wasiirka-arrimaha-gudaha-iyo-amniga-qaranka-oo-kulan-la-qaatay-guddoomiyayasha-degmooyinka-gobolka-banadir\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka oo kulan la Qaatay Guddoomiyayasha Degmooyinka Gobolka Banadir."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/Wasirka-gudaha.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/Wasirka-gudaha.jpg\" alt=\"\" title=\"Wasirka gudaha\" width=\"259\" height=\"194\" class=\"alignleft size-full wp-image-13633\" \/><\/a>C\/kariin Xuseen Guuleed oo ah Wasiirka arrimaha gudaha iyo Amaanka Qaranka ayaa kulan la leh Maamulka Gobolka Banadir iyo Guddoomiyayasha degmoooyinka Gobolka Banadir isla markaasna kala hadlaya xaaladda Amaan ee gobolkaas.<\/p>\n<p>Kulankaan ayaa ka dhacay Xarunta gobolka Banaadir ee Magaalada Xamar isla markaasna looga hadlayay sidii loo xoojin lahaa amaanka degmooyinka gobolka Banadir waxaana Wasiirka uu sheegay inuu diyaar la yahay dhankiisa inuu arrintaas gacan ka siiyo maamulka Gobolka Banadir iyo Maamulada Degmooyinka Gobolka Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Amaanka Qaranka ayaa dhawaan sheegtay inay dar dar galin doonto oo ay sii xoojinayso xaaladda amaan ee gobolka Banadir iyo guud ahaan gobolada dalka Somalia waxaana uu Wasiirka Balan qaaday in uu si wanaagsan ula shaqeeen doonno Maamulada gobolada dalka,iyadoo gobolka Banadir ay tahay muhiimadooda 1-aad isla markaasna loo baahan yahay in Maamulada Degmooyinka Muqdisho ay soo gudbiyaan wixii ay ugu baahan yihiin Wasaarada Arrimaha gudaha iyo Amaanka Qaranka iyagoo u soo maraya Maamulka Gobolka Banadir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>C\/kariin Xuseen Guuleed oo ah Wasiirka arrimaha gudaha iyo Amaanka Qaranka ayaa kulan la leh Maamulka Gobolka Banadir iyo Guddoomiyayasha degmoooyinka Gobolka Banadir isla markaasna kala hadlaya xaaladda Amaan ee gobolkaas. Kulankaan ayaa ka dhacay Xarunta gobolka Banaadir ee Magaalada Xamar isla markaasna looga hadlayay sidii loo xoojin lahaa amaanka degmooyinka gobolka Banadir waxaana Wasiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13629","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13629","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13629"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13629\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13641,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13629\/revisions\/13641"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13629"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13629"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13629"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}