{"id":13623,"date":"2013-03-22T10:00:35","date_gmt":"2013-03-22T07:00:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13623"},"modified":"2013-03-22T11:00:31","modified_gmt":"2013-03-22T08:00:31","slug":"gobolka-galgaduud-oo-roobab-ay-ka-daeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/gobolka-galgaduud-oo-roobab-ay-ka-daeen\/","title":{"rendered":"Gobolka Galgaduud oo Roobab ay ka Da&#8217;een."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/Roob.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/Roob.jpg\" alt=\"\" title=\"Roob\" width=\"308\" height=\"164\" class=\"alignleft size-full wp-image-13625\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/Roob.jpg 308w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/Roob-300x159.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 308px) 100vw, 308px\" \/><\/a>Wararka ka imaanaya deegaano ka tirsan gobolka galgaduud ayaa sheegaya in Roobab mahiigaan ah oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa ka da\u2019ay deegaano ka mid ah gobolkaas oo ay hore uga jirtay abaar baahsan iyo biyo la\u2019aan.<\/p>\n<p>Roobabkan ayaa Saacadihii la soo dhaafay waxa ay ka da\u2019ayeen degmooyinka Dhuusamareeb, Ceelbuur iyo Ceelgaras,  waxeeyna roobabkaasi ay xareedda Wareen deegaano aad u balaaran oo ay ka jirtay biyo la\u2019aan baahsan.<\/p>\n<p>Roobabkan oo ah xili roobaadka Guga ayaa ka curtay deegaano kaladuwan oo ka mid ah gobolada dalkeena,  halkaas oo ay ka jirtay abaar iyo biyo la\u2019aan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya deegaano ka tirsan gobolka galgaduud ayaa sheegaya in Roobab mahiigaan ah oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa ka da\u2019ay deegaano ka mid ah gobolkaas oo ay hore uga jirtay abaar baahsan iyo biyo la\u2019aan. Roobabkan ayaa Saacadihii la soo dhaafay waxa ay ka da\u2019ayeen degmooyinka Dhuusamareeb, Ceelbuur iyo Ceelgaras, waxeeyna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13623","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13623","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13623"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13623\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13626,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13623\/revisions\/13626"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13623"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13623"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13623"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}