{"id":13613,"date":"2013-03-22T10:24:05","date_gmt":"2013-03-22T07:24:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13613"},"modified":"2013-03-22T10:24:05","modified_gmt":"2013-03-22T07:24:05","slug":"kulan-magaalada-neyroobi-ay-ku-yeesheen-wasirka-horumarinta-iyo-hayado-oo-arrimo-badan-looga-hadlay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/kulan-magaalada-neyroobi-ay-ku-yeesheen-wasirka-horumarinta-iyo-hayado-oo-arrimo-badan-looga-hadlay\/","title":{"rendered":"Kulan Magaalada Neyroobi ay ku yeesheen Wasirka Horumarinta iyo Hay&#8217;ado oo Arrimo badan looga hadlay."},"content":{"rendered":"<p>Maryan Qaasim oo ah Wasiirka horumarinta adeega bulshada ayaa magaalada Nairobi kula kulantay Mas\u2019uuliyiinta hey\u2019adaha samafalka iyo qaar ka mid ah danjirayaasha wadamada Caalamka u fadhiya dalkaasi.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa looga hadlayay sidii loo horumarin lahaa adeega caafimaad ee Soomaaliya islamarkaana loo gaarsiin lahaa guud ahaan dalka Soomaaliya Afrta sano ee soo socota.<\/p>\n<p>Marwo Maryan Qaasin ayaa sheegtay in dowladu ku dadaaleyso sidii adeegyada caafimaadka ay ugu baahin laheyd dalka oo dhan,  iyadoo xustay in qof kasta oo Soomaali ah uu xaq u leeyahay in uu helo adeeg caafimaad oo dhameeystiran<\/p>\n<p>\u2018\u2019Maanta waxaan ku tilmaami karaa maalin taariikhi ah oo aan daah fur u sameeynay istiraatiijiyada qorshaha caafimaadka 2013 ilaa 2016, sidaad u jeeday waxaa ka soo qeybgalay deeq bixiyayaashii safaaradihii iyo hey\u2019adaha UNk,\u2019\u2019 Sidaasi waxaa yiri Maryan Qaasin Wasiirka horumarinta adeega Bulshada ee xukuumada Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale Maryan Qaasin ayaa intaa ku dartay in mashruucan uu yahay qorshaha caafimaadka ee wasaarada waana mid balaaran waxaana u kala qeybinay sanad sanad, waxeyna sheegtay in qorshihii sanadkan ay ku shaqeyn laheyeen uu u diyaarsanyahay,  iyagoo hoosta ka ka xariiqday in ujeedada ugu dambeeysa ee ay higsanayaan ay tahay in qof kasta oo Soomaali ah uu helo caafimaad dhameystiran.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maryan Qaasim oo ah Wasiirka horumarinta adeega bulshada ayaa magaalada Nairobi kula kulantay Mas\u2019uuliyiinta hey\u2019adaha samafalka iyo qaar ka mid ah danjirayaasha wadamada Caalamka u fadhiya dalkaasi. Kulankan ayaa looga hadlayay sidii loo horumarin lahaa adeega caafimaad ee Soomaaliya islamarkaana loo gaarsiin lahaa guud ahaan dalka Soomaaliya Afrta sano ee soo socota. Marwo Maryan Qaasin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13613","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13613","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13613"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13613\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13615,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13613\/revisions\/13615"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13613"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13613"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13613"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}