{"id":13579,"date":"2013-03-21T16:30:55","date_gmt":"2013-03-21T13:30:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13579"},"modified":"2013-03-21T16:30:55","modified_gmt":"2013-03-21T13:30:55","slug":"askar-lagu-dilay-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/askar-lagu-dilay-kismaayo\/","title":{"rendered":"ASKAR LAGU DILAY KISMAAYO."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/meydad1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/meydad1.jpg\" alt=\"\" title=\"meydad\" width=\"300\" height=\"168\" class=\"alignleft size-full wp-image-13596\" \/><\/a>Labo askari oo ka tirsan ciidanka maamulka ku-meel-gaarka ah ee magaalada Kismaayo ayaa duhurkii maanta lagu dilay xaafadda Ambulatooriyo.<\/p>\n<p>Qof degan meel u dhow halka uu dilka ka dhacay ayaa warbaahinta u sheegay in rag hubaysan oo saarnaa gaari bas ah ay dileen labada askari, kaddibna ay ka qaateen qoryihii iyo booshashkii ay siteen.<\/p>\n<p>Weriyaha Bar-kulan ee Kismaayo ayaa ku soo warramaya in ragga geystay dilka ay ka tirsan yihiin ciidanka maamulka ku-meel-gaarka ah ee magaalada.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in dilka askarta la xiriirinayo dhac la sheegay inay ka geysteen gudaha magaalada.<\/p>\n<p>Maamulka magaalada ayaan weli ka hadlin dhacdada oo argagax ku abuurtay dadka deegaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Labo askari oo ka tirsan ciidanka maamulka ku-meel-gaarka ah ee magaalada Kismaayo ayaa duhurkii maanta lagu dilay xaafadda Ambulatooriyo. Qof degan meel u dhow halka uu dilka ka dhacay ayaa warbaahinta u sheegay in rag hubaysan oo saarnaa gaari bas ah ay dileen labada askari, kaddibna ay ka qaateen qoryihii iyo booshashkii ay siteen. Weriyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13579","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13579","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13579"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13579\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13599,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13579\/revisions\/13599"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13579"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13579"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13579"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}