{"id":13575,"date":"2013-03-21T16:21:46","date_gmt":"2013-03-21T13:21:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13575"},"modified":"2013-03-21T16:21:46","modified_gmt":"2013-03-21T13:21:46","slug":"soomaaliya-ayaa-u-ordeysa-in-ay-ka-mid-noqoto-gudiga-xaquuqda-aadanaha-ee-qmwar-saxafadeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/soomaaliya-ayaa-u-ordeysa-in-ay-ka-mid-noqoto-gudiga-xaquuqda-aadanaha-ee-qmwar-saxafadeed\/","title":{"rendered":"Soomaaliya ayaa u ordeysa in ay ka mid noqoto Gudiga Xaquuqda Aadanaha ee QM+War saxafadeed."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/masaxweynaha-iyo-Dr-Shamsul_baari.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/masaxweynaha-iyo-Dr-Shamsul_baari.jpg\" alt=\"\" title=\"masaxweynaha iyo Dr Shamsul_baari\" width=\"590\" height=\"453\" class=\"alignleft size-full wp-image-13587\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/masaxweynaha-iyo-Dr-Shamsul_baari.jpg 590w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/masaxweynaha-iyo-Dr-Shamsul_baari-300x230.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 590px) 100vw, 590px\" \/><\/a>War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud ayaa lagu sheegay kadib kulankii dhex-maray Madaxweynaha iyo khabiirka madaxa-banaan ee Ummadaha Midoobey u magacaabeen Xaaladda Binii\u2019aadanimada Soomaaliya Dr.Shamsul Bari, ayaa Soomaaliya dooneysaa in ay u tartanto in ay xubin ka noqoto Guddiga Dhawrida Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobey, war-saxaaafadeedka ayaa loo ndhigey sidaan:<\/p>\n<p>WAR SAXAAFADEED.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya oo Kulan ku saabsan Xuquuqda Aadanaha la yeeshay Khabiir ka socda Qaramada Midoobay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa kusoo dhoweeyey xaruntiisa Villa Soomaaliya khabiir ka Madaxabanaan ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya mudane Shamsul Baari.<\/p>\n<p>Kulankan muhiimka ah ayaa Madaxweynaha iyo Khabiirku ay saxaafadda u jeediyeen shir jaraa\u2019id oo wadajir ah.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa ugu horeyntii ku bilaabay hadalkiisa Tacsi uu u diray Ehelkii iyo qoysaskii ay ka geeriyoodeen muwadiniintii ku geeriyooday qaraxii maalin hore ka dhacay magaaladda Muqdisho. Kadibna wuxuu ka hadlay arimaha ku aadan xuquuqul insaanka.<\/p>\n<p>\u201cSoomaaliya waxey dooneysaa in ay xubin ka noqoto Gudiga u Qaabilsan Xuquuqul Insaanka ee Qaramda Midoobay. Waana in aan ka noqono hormuud dhinaca Xuquuqul Insaanka. Sidoo kalena aan waafajino wax walba oo aan qabaneyno.\u201d<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa ka go\u2019an in uu dib u habeyn ku sameeyo, dowladda qeybaheeda kala duwan oo ay ka mid yihiin Amniga iyo Cadaaladda.<br \/>\nMar-dhaw ayaa magaaladda Muqdisho waxaa ka dhici doona shir loo qaban qaabiyay sidii loogu hormarin lahaa oo dib u habeyn loogu sameyn lahaa cadaaladda iyo amniga. Waxaana ka soo qeyb geli doona quburo isugu jira Soomaali iyo ajaanib.\u201d<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii ayaa Madaxweynuhu wuxuu yiri\u201d waxaan idiin xaqiijinayaa , dhammaan muawaadiniinta Soomaaliyeed in muhiimadda Tiirka kowaad ee dowladda uu yahay Amniga taasna qeyb uu ka yahay xuquuqul Insaanku . Waana ay ka go\u2019an tahay dowladda Insha Allahna waan gaari doonaa.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud ayaa lagu sheegay kadib kulankii dhex-maray Madaxweynaha iyo khabiirka madaxa-banaan ee Ummadaha Midoobey u magacaabeen Xaaladda Binii\u2019aadanimada Soomaaliya Dr.Shamsul Bari, ayaa Soomaaliya dooneysaa in ay u tartanto in ay xubin ka noqoto Guddiga Dhawrida Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobey, war-saxaaafadeedka ayaa loo ndhigey sidaan: WAR [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13575","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13575","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13575"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13575\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13589,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13575\/revisions\/13589"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13575"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13575"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13575"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}