{"id":13574,"date":"2013-03-21T16:15:44","date_gmt":"2013-03-21T13:15:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13574"},"modified":"2013-03-21T16:15:44","modified_gmt":"2013-03-21T13:15:44","slug":"dad-careesan-oo-boob-xoogan-u-geestay-goobo-badan-oo-ganacsi-ee-soomaali-ku-lahaayeen-magalada-east-london","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/dad-careesan-oo-boob-xoogan-u-geestay-goobo-badan-oo-ganacsi-ee-soomaali-ku-lahaayeen-magalada-east-london\/","title":{"rendered":"Dad Careesan oo Boob Xoogan u geestay Goobo badan oo ganacsi ee Soomaali ku lahaayeen Magalada East London."},"content":{"rendered":"<p>Dad careeysan Ayaa Xalay Abaaro 11 Habeenimo Ku Qamaamay Dukaama Ganacsi Oo Ay Lahayeen Dad Ajaanib Ah Oo Ay Soomaali Ugu Horeeyso Kuwaa Oo Ku Yaala Degaanka Qunubi Ee Magalada East London Gobolka Eastern Cape Ee Dalka Koofur Afrika.<\/p>\n<p>Dukaamaha Ganacsiga Ee La Bobay Ayaa Kor U Dhaafaya Ilaa 15 Dukaan Oo Badankood Soomaali Leeyihiin Kadib Markii Dad Careeysan Ay Ku Qamaameen Xili La Doonayay Qaarkood In Albaabada Lo Laabo Ama La Xiro Iyado Waqtiga Shaqada Laga Baxayay Ay Ku Beegneyd,<\/p>\n<p>Qaar Kamid Ah Ganacsatada Hantida Ku Waysay Boobkii Xalay Ka Dhacay Degaanka Qunubi Ayaa Wariyayaasha U Sheegay In Dadka Careeysan Ee Koofur Afrikaanka Hantidooda Boobay Aysan Waxba Ku Reebin Dukaamada Isla markaane Ay Haatan Xaalada Tahay Mid Cakiran.<\/p>\n<p>Ciidamo Badan Oo Police Ah Ayaa La Geeyay Degaankaasi Si Aysan U Wax Ugu Qabtaan Xaalada Ka Jirta Halkaasi Walow Saraakiil Police Ah ee Shegeen In Hantida La Boobay Ee Dukaamaha Aysan Waxba Ka Qaban Karin Balse Ay Diyaar U Yihiin Inay Bad Badiyaan Nafsada Soomaalida Ku Sugan Goobaha Boobka Uu Ka Dhacay Si Aysan Dhibaato U Gaarin.<\/p>\n<p>Xaalada Degaanka Qunubi Oo Ah Haatan Mid Kacsan Ayaa Soomaalida Iyo Ethiopianka Dukaamaha Ku Lahaa Ee Ka Bad Baaday Boobka Waxay Bilaabeen Inay Hantidooda Ka Dad Gureeystaan Degaanka Si Aysan u Saameynin Marxalada Ka Taagan Degaankaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dad careeysan Ayaa Xalay Abaaro 11 Habeenimo Ku Qamaamay Dukaama Ganacsi Oo Ay Lahayeen Dad Ajaanib Ah Oo Ay Soomaali Ugu Horeeyso Kuwaa Oo Ku Yaala Degaanka Qunubi Ee Magalada East London Gobolka Eastern Cape Ee Dalka Koofur Afrika. Dukaamaha Ganacsiga Ee La Bobay Ayaa Kor U Dhaafaya Ilaa 15 Dukaan Oo Badankood Soomaali Leeyihiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13574","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13574","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13574"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13574\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13582,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13574\/revisions\/13582"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13574"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13574"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13574"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}