{"id":13572,"date":"2013-03-21T16:13:36","date_gmt":"2013-03-21T13:13:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13572"},"modified":"2013-03-21T16:23:36","modified_gmt":"2013-03-21T13:23:36","slug":"wafdi-ka-socda-qm-oo-goordhow-gaaray-magaalada-baydhabo-ee-gobolka-bay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/wafdi-ka-socda-qm-oo-goordhow-gaaray-magaalada-baydhabo-ee-gobolka-bay\/","title":{"rendered":"Wafdi ka socda QM oo goordhow gaaray magaalada Baydhabo ee gobolka Bay"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/Baydhabo1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/Baydhabo1.jpg\" alt=\"\" title=\"Baydhabo1\" width=\"710\" height=\"401\" class=\"alignleft size-full wp-image-13588\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/Baydhabo1.jpg 710w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/Baydhabo1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 710px) 100vw, 710px\" \/><\/a>Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in halkaas ay maanta gaareen wafdi ka socda QM.<\/p>\n<p>Wafdigan gaaray magaalada Baydhabo ayaa ka socda Hay\u2019adaha samafalka ee QM gaar ahaan Hay\u2019adaha UNICEF, WFP iyo kuwa kale.<\/p>\n<p>Amaanka ayaa aad loo adkeeyay magaalada Baydhabo iyadoo wafdigan ka socda QM ay magaalada Baydhabo kulamo kula leeyihiin maamulka magaalada iyo kan gobolka.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa ay qiimeyn doonaan xaalada dadka barakacayasha ah iyo kuwa kale ubaahan gargaarka, waxaa ay sidoo kale qiimeyn doonaan xaalada amaan ee magaalada iyo sida ay QM ugu shaqeyn karto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in halkaas ay maanta gaareen wafdi ka socda QM. Wafdigan gaaray magaalada Baydhabo ayaa ka socda Hay\u2019adaha samafalka ee QM gaar ahaan Hay\u2019adaha UNICEF, WFP iyo kuwa kale. Amaanka ayaa aad loo adkeeyay magaalada Baydhabo iyadoo wafdigan ka socda QM ay magaalada Baydhabo kulamo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13572","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13572","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13572"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13572\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13591,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13572\/revisions\/13591"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13572"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13572"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13572"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}