{"id":13544,"date":"2013-03-20T21:45:28","date_gmt":"2013-03-20T18:45:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13544"},"modified":"2013-03-20T21:45:28","modified_gmt":"2013-03-20T18:45:28","slug":"rwasaare-saacid-oo-kulan-la-qaatay-khabiir-dhanka-xuquqda-aadana-u-qabilsan-qm-shamsul-baari-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/rwasaare-saacid-oo-kulan-la-qaatay-khabiir-dhanka-xuquqda-aadana-u-qabilsan-qm-shamsul-baari-2\/","title":{"rendered":"R\/Wasaare Saacid oo kulan la qaatay khabiir dhanka Xuquqda Aadana u qabilsan QM Shamsul Baari."},"content":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha Somalia Cabdi Faarax Shirdoon ayaa kulan la qaatay Khabiir Dhanka Xuquuqda Aadanaha u qaabilsan Qaramada Midoobay oo lagu magacaabo Shamsul Baari kaas oo maanta Socdaal kusoo gaaray magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Khabirkaan ayaa ah mid u qaabilsan Qaramada Midoobay inuu la socdo xaaladda Xuquuqda Aadanaha ee dalka Somalia isla markaasna uu ka talo bixiyo.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaare Saacid ayaa sheegay in dowladda Somalia ay diyaar u tahay inay ilaaliso xuquqda Aadanaha iyo xeerarka kala duwan ee Xuquuqda Aadanaha.<\/p>\n<p>Shamsul Baari oo ah Khabiir dhanka Xuquuqda Aadanaha u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa sheegay in uu u yimid in uu dowladda kala hadlo sidii ay u xoojin lahayd ilaalinta xuquuqda Aadanaha isla markaasna laga wada shaqeeyo sidii ay isaga kaashan lahaayen labada dhinac arrintaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha Somalia Cabdi Faarax Shirdoon ayaa kulan la qaatay Khabiir Dhanka Xuquuqda Aadanaha u qaabilsan Qaramada Midoobay oo lagu magacaabo Shamsul Baari kaas oo maanta Socdaal kusoo gaaray magaalada Muqdisho. Khabirkaan ayaa ah mid u qaabilsan Qaramada Midoobay inuu la socdo xaaladda Xuquuqda Aadanaha ee dalka Somalia isla markaasna uu ka talo bixiyo. Ra&#8217;iisul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13544","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13544","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13544"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13544\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13556,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13544\/revisions\/13556"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13544"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13544"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13544"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}