{"id":13541,"date":"2013-03-20T13:07:08","date_gmt":"2013-03-20T10:07:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13541"},"modified":"2013-03-21T00:07:54","modified_gmt":"2013-03-20T21:07:54","slug":"ceel-barde-oo-ay-buux-dhaafiyeen-masuuliyiin-iyo-ciidamo-itoobiyaan-ah-oo-ka-baxsaday-magaalada-xudur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/ceel-barde-oo-ay-buux-dhaafiyeen-masuuliyiin-iyo-ciidamo-itoobiyaan-ah-oo-ka-baxsaday-magaalada-xudur\/","title":{"rendered":"Ceel-barde oo ay buux dhaafiyeen Masuuliyiin iyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka Baxsaday Magaalada Xudur."},"content":{"rendered":"<p>Kadib markii Ciidamada Itoobiya ay isaga soo baxeen Magaalada Xudur ee Gobalka Bakool ayaa waxaa jirtay in masuuliyiintii dowladda ,Ciidamada dowlada ,kuwo itoobiya iyo dad kale kuwaasoo ka soo cararay Magaalada Xudur ee Gobalka Bakool.<\/p>\n<p>Dad kii horay ugu sugnaa Magaalada Ceel barde ayaa waxaa ay xaqiijiyeen in Magaaladaas ay buux dhaafiyeen dad aad u farabadan oo isgu jira Ciidamada Itoobiya kuwo dowladda iyo Masuuliyiintii Magaalada Xudur kuwaasoo isugu tagay Ceel barde oo ka tirsan Gobalka Bakool.<\/p>\n<p>Magaalada hadda waxaa ay la ciir ciireysaa dad farabadan kuwoo magaalada ka dhigay mid ay dad badan ku suganyihiin Gudoomiyaha Ceel barde ayaa daaha ka qaaday in dad kaan gaaray Ceelbarde ay dhamaantoot ka soo carareen Magaalada Xudur oo ay hadda ku suganyihiin Al-shabaab oo si toos ah ula wareegay Maamulka Magaaladaas.<\/p>\n<p>Dad badan ayaa waxaa ay isweydiinayaan Ciidamada Itoobiya iyo kuwo dowladda ee halkaas ku sugan maadaama ay Al-shabaab u farabaxsanayaan deegaano kale oo ka tirsan gobalka Bakool.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kadib markii Ciidamada Itoobiya ay isaga soo baxeen Magaalada Xudur ee Gobalka Bakool ayaa waxaa jirtay in masuuliyiintii dowladda ,Ciidamada dowlada ,kuwo itoobiya iyo dad kale kuwaasoo ka soo cararay Magaalada Xudur ee Gobalka Bakool. Dad kii horay ugu sugnaa Magaalada Ceel barde ayaa waxaa ay xaqiijiyeen in Magaaladaas ay buux dhaafiyeen dad aad u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13541","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13541","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13541"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13541\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13562,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13541\/revisions\/13562"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13541"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13541"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13541"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}