{"id":13533,"date":"2013-03-20T13:06:10","date_gmt":"2013-03-20T10:06:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13533"},"modified":"2013-03-21T00:18:43","modified_gmt":"2013-03-20T21:18:43","slug":"ciidamada-itoobiya-oo-askar-jabuutiyaan-ah-ku-dilay-magaalada-baladweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/ciidamada-itoobiya-oo-askar-jabuutiyaan-ah-ku-dilay-magaalada-baladweyne\/","title":{"rendered":"Ciidamada Itoobiya Oo Askar Jabuutiyaan ah Ku Dilay Magaalada Baladweyne."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada B\/weyne ayaa galabta toogtay Askar Jabuutiyaan ah oo ku sugnaa duleedka magaaladaasi.<\/p>\n<p>Wararka nagasoo gaaraya B\/weyne ayaa xaqiijinaya in 2 katirsan ciidanka Jabuuti lagu toogtay Buurta Janta Kuundisho oo fariisin ciidan u ah Itoobiya,goob joogayaal ayaa warbaahinta Ceelali u xaqiijiyay in murun xoogan soo kala dhaxgalay labada ciidank kadibna Itoobiyaanku si boobsiis ah rasaas ugu fureen askarta Jabuuti.<\/p>\n<p>Saraakiisha ciidanka Jabuuti ayaa xariir lasameeyay saraakiisha Itoobiyaanka waxaana laga yaabaa in Afhayeenka AMISOM ee Jabuutiyaanka ah uu war kasoo saaro dilka askarta wadankiisa.<\/p>\n<p>Ciidamada  Itoobiya ee ku sugan B\/weyne ayaa gacanta ku haya koontaroolada muhiimka ah waxayna isku arkaan awoodda 1-aad ee magaalada halka ciidanka Jabuuti ay si buuxda gacanta ugu hayaan garoonka diyuuradaha iyo dhanka galbeed ee B\/weyne<br \/>\nWaa noo muhiim fikirkaga mar waliba<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada B\/weyne ayaa galabta toogtay Askar Jabuutiyaan ah oo ku sugnaa duleedka magaaladaasi. Wararka nagasoo gaaraya B\/weyne ayaa xaqiijinaya in 2 katirsan ciidanka Jabuuti lagu toogtay Buurta Janta Kuundisho oo fariisin ciidan u ah Itoobiya,goob joogayaal ayaa warbaahinta Ceelali u xaqiijiyay in murun xoogan soo kala dhaxgalay labada ciidank kadibna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13533","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13533","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13533"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13533\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13564,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13533\/revisions\/13564"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13533"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13533"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13533"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}