{"id":13529,"date":"2013-03-20T12:59:28","date_gmt":"2013-03-20T09:59:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13529"},"modified":"2013-03-21T02:45:39","modified_gmt":"2013-03-20T23:45:39","slug":"qarax-dhimasho-sababay-oo-ka-dhacay-diinsoor","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/qarax-dhimasho-sababay-oo-ka-dhacay-diinsoor\/","title":{"rendered":"Qarax Dhimasho Sababay oo ka Dhacay Diinsoor."},"content":{"rendered":"<p>Afar ka tirsan Dagaal yahanada Al-Shabaab ayaa ku dhimatay sagaal kalena way ku dhaawacantay qarax xalay ka dhacay degmada Diinsoor ee gobolka Baay.<br \/>\nWeli wax faahfaahin ah kama soo bixin nooca qaraxa uu ahaa iyo sababta ka dambeysay.<\/p>\n<p>Goob Joogayaal ku dhawaa Goobta Qaraxa ka dhacay ayaa Warbaahinta u sheegay inuu qaraxa ka dhacay gudaha xero milateri oo ay degan tahay kooxda al-Shabaab.<br \/>\nWararka waxay intaas ku darayaan in xerada uu qaraxa ka dhacay ay sidoo kale tahay goob ay maleeshiyada al-Shabaab dhigato hubka iyo gaadiidka dagaalka.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah goob-joogayaasha aan la hadalnay ayaa sheegay in aanay dad rayid ah waxba ku noqon qaraxa.<br \/>\nWeli kooxda al-Shabaab wax hadal ah kama soo saarin qaraxa xalay ka dhacay Diinsoor.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afar ka tirsan Dagaal yahanada Al-Shabaab ayaa ku dhimatay sagaal kalena way ku dhaawacantay qarax xalay ka dhacay degmada Diinsoor ee gobolka Baay. Weli wax faahfaahin ah kama soo bixin nooca qaraxa uu ahaa iyo sababta ka dambeysay. Goob Joogayaal ku dhawaa Goobta Qaraxa ka dhacay ayaa Warbaahinta u sheegay inuu qaraxa ka dhacay gudaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13529","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13529","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13529"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13529\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13571,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13529\/revisions\/13571"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13529"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13529"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13529"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}