{"id":13518,"date":"2013-03-19T23:34:24","date_gmt":"2013-03-19T20:34:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13518"},"modified":"2013-03-19T23:34:24","modified_gmt":"2013-03-19T20:34:24","slug":"xukuumadda-oo-warsaxaafadeed-ka-soo-saartey-baaritaan-maxaabiis-lagala-baxey-xabsiga-lana-toogtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/xukuumadda-oo-warsaxaafadeed-ka-soo-saartey-baaritaan-maxaabiis-lagala-baxey-xabsiga-lana-toogtey\/","title":{"rendered":"Xukuumadda oo warsaxaafadeed ka soo saartey baaritaan maxaabiis lagala baxey xabsiga lana toogtey.."},"content":{"rendered":"<p>Warsaxaafadeed ay soo saartey xukuumada uu hugaamiyo dr saacid ayaa lagu sheegey in maanta loo balansanaa warbixin la xiriirta maxaabiis dhawaan la laayey kadib markii lagala baxey meelihii ay ku xirnaayeen.<\/p>\n<p>Xukuumada ayaa hore u sheegtey in 19ka bishan march ay war ka soo saari doonaan iyadoo loo xilsaarey gudi ka kooban sadex wasiir oo ay khuseyso dilka maxaabiistan,iyadoo warsaxaafadeedka lagu yiri gudiga hawsha loo direy ayaa codsadey waqti dheeraad ah mana jirto madal iyo balan la qabtey oo arintan lagaga hadlayo,iyadoo u muuqata in xukuumadu sidaas ku ilaawi doonta ka hadalka fadeexadda iyada saameyneysa.<\/p>\n<p>War saxaafadeedka ayaa waxaa ku saxiixnaa wasirka warfaafinta bostaha iyo isgaarsinta cabdillaahi ciilmooge faarax.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warsaxaafadeed ay soo saartey xukuumada uu hugaamiyo dr saacid ayaa lagu sheegey in maanta loo balansanaa warbixin la xiriirta maxaabiis dhawaan la laayey kadib markii lagala baxey meelihii ay ku xirnaayeen. Xukuumada ayaa hore u sheegtey in 19ka bishan march ay war ka soo saari doonaan iyadoo loo xilsaarey gudi ka kooban sadex wasiir oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13518","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13518","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13518"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13518\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13524,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13518\/revisions\/13524"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13518"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13518"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13518"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}