{"id":13508,"date":"2013-03-19T23:06:00","date_gmt":"2013-03-19T20:06:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13508"},"modified":"2013-03-19T23:06:00","modified_gmt":"2013-03-19T20:06:00","slug":"idaacadda-sahan-oo-la-filayo-dhawaan-in-ay-hawada-dib-ugu-soo-noqoto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/idaacadda-sahan-oo-la-filayo-dhawaan-in-ay-hawada-dib-ugu-soo-noqoto\/","title":{"rendered":"Idaacadda SAHAN oo la filayo dhawaan in ay hawada dib ugu soo noqoto."},"content":{"rendered":"<p>Idaacadda SAHAN media ayaa la filayaa in ay hawada dib ugu soo laabato kadib markii ay hawada ka baxdey mudo laga joogo afar bil iyo dhawr cisho iyadoo cilad ay ku timid qalabki ay ku shaqeyneysey,shirkadii qalabka laheyd ayaa hadda garawstey in qalabkaas cilada ku timid ay iyadu mas&#8217;uul ka tahey,sidaas awgeedna ay magdhaw iyo qalab cusub ay waqtigan diyaar la tahey.<\/p>\n<p>Agaasimaha idaacadda SAHAN Maxamed siciid baagaleeti ayaa soo dhaweeyey go&#8217;aanka ay qaadatey shirkadii laheyd qalabki ay idaacadu ku shaqeyn jirtey,isagoo dhanka kale sheegey in barnaamijyo tayo leh oo hore loogu bartey sahan ay sii casriyeydoonaan isla markaana ay bulshada ka haqabtiridoonaan wararka  barnaamijyada diiniga ah,maaweelo iyo wixii la mid ah.<\/p>\n<p>Idaacadda SAHAN media ayaa aheyd idaacad leh dhageystayaal farabadan,waxeyna dib u bilaabista hawlaheeda warbaahineed ay kusoo beegmeysaa iyadoo saxaafada soomaaliya aanu maanta u hadli karin sida ay wax u jiraan cabsi weyna ay ka qabaan dhinaca dawlada iyo dhinaca xarakada alshabaab oo aaney labaduba ogoleyn in wax laga sheego,ama la iftiimiyo qaladaadkooda shaqo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Idaacadda SAHAN media ayaa la filayaa in ay hawada dib ugu soo laabato kadib markii ay hawada ka baxdey mudo laga joogo afar bil iyo dhawr cisho iyadoo cilad ay ku timid qalabki ay ku shaqeyneysey,shirkadii qalabka laheyd ayaa hadda garawstey in qalabkaas cilada ku timid ay iyadu mas&#8217;uul ka tahey,sidaas awgeedna ay magdhaw iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13508","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13508","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13508"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13508\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13520,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13508\/revisions\/13520"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13508"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13508"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13508"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}