{"id":13506,"date":"2013-03-19T17:52:15","date_gmt":"2013-03-19T14:52:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13506"},"modified":"2013-03-19T17:52:15","modified_gmt":"2013-03-19T14:52:15","slug":"dowladda-oo-shan-kun-dollar-u-balan-qaaday-cidii-soo-sheegta-meel-qarax-lagu-diyaarinayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/dowladda-oo-shan-kun-dollar-u-balan-qaaday-cidii-soo-sheegta-meel-qarax-lagu-diyaarinayo\/","title":{"rendered":"Dowladda oo shan kun dollar u balan qaaday cidii soo sheegta meel qarax lagu diyaarinayo."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaran dowladda somalia C\/kariin Xuseen Guutaale ayaa sheegay in dowladda dalka somalia ay siinayso lacag abaal marin ah ciddii soo sheegto goob ay qarax ku diyaarinayaan Al shabab.                                          &#8220;waxay dowladda bixinaysaa shan kun oo dollar oo ay siinayso cidii soo sheegta meel lagu diyaarinayo qaraxyada ayuu yiri wasiirka arrimaha gudaha C\/kariin xuseen Guutaale.                       Balanqaadka wasiirka arrimaha gudaha ayaa ka dambeysay kadib markii shalay qarax ay ku geeriyoodeen ku dhawaad 20 qof shalay uu ka dhacay agagaarka Tiyaatarka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaran dowladda somalia C\/kariin Xuseen Guutaale ayaa sheegay in dowladda dalka somalia ay siinayso lacag abaal marin ah ciddii soo sheegto goob ay qarax ku diyaarinayaan Al shabab. &#8220;waxay dowladda bixinaysaa shan kun oo dollar oo ay siinayso cidii soo sheegta meel lagu diyaarinayo qaraxyada ayuu yiri wasiirka arrimaha gudaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13506","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13506","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13506"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13506\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13507,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13506\/revisions\/13507"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13506"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13506"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13506"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}