{"id":13492,"date":"2013-03-19T01:50:29","date_gmt":"2013-03-18T22:50:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13492"},"modified":"2013-03-19T01:50:29","modified_gmt":"2013-03-18T22:50:29","slug":"xarakada-alshabaab-oo-ku-hanjebtey-in-ay-si-gaar-ah-u-ugaarsandoonaan-waxa-ay-ugu-yeereen-jawaasiista-gaalada-u-adeeganabadsugida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/xarakada-alshabaab-oo-ku-hanjebtey-in-ay-si-gaar-ah-u-ugaarsandoonaan-waxa-ay-ugu-yeereen-jawaasiista-gaalada-u-adeeganabadsugida\/","title":{"rendered":"Xarakada alshabaab oo ku hanjebtey in ay si gaar ah u ugaarsandoonaan waxa ay ugu yeereen jawaasiista gaalada u adeega&#8221;nabadsugida&#8221;."},"content":{"rendered":"<p>War ay soo dhigeen barta internetka ayna ku sheegteen in ay ka danbeeyeen qaraxi ka dhacey ex-fiyoore oo lala doonayey in lagu qaarijiyo taliyaha nabadsugida gobolka banaadir gen. Khalif axmed ereg ayaa lagu sheegey in xarakada alshabaab ay u aarayaan dhalinyaro si xaqdaro ah u dileen ciidamada nabadsugida iyagoo ula jeeda rag dhawaan lagala baxey meelo ay ku xirnaayeen dabadeedna la diley meydkoodana jidadka la warey,kuwaas oo hore nabadsugidu warbaahinta usoo bandhigtey in la soo qabtey sharcigana la marsiindoono.<\/p>\n<p>Dilka maxaabiistan oo sumcadxumo u keeni kara dawlada federalka iyo madaxda dalka ugu sareysa ayaa dacwad ka dhan ah waxaa qaramada midoobey u gudbisey hey&#8217;ad xuquul insaanka u doodey iyadoo codsi ka dhan ah dawladana qoraalkeeda ku dartey,sida iyadoo codsatey in aaney soomaaliya ka jirin nidaam iyo maamul lagu kala danbeeyo sidaas awgeedna aysan habooneyn in lagu aamino hubka dhawaan la sheegey in cunaqabateynti saarneyd laga qaadey.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee ay alshabaab iyo nabadsugidu isu cadeystaan dagaal u dhaxeeya labadooda,lamana oga sababta waqtigan ay ugu soo beegantey in ay isbeegsadaan isuna ataagaan si gaar ah,dhanka kale lama oga cidda amartey dilka dadki la laayey dilkooda,waxaana ehelada dadka la laayey qaarkood codsadeen in sharciga lasoo taago dadki ka danbeeyey dilka maxaabiis ku jirtey gacanta dawlada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War ay soo dhigeen barta internetka ayna ku sheegteen in ay ka danbeeyeen qaraxi ka dhacey ex-fiyoore oo lala doonayey in lagu qaarijiyo taliyaha nabadsugida gobolka banaadir gen. Khalif axmed ereg ayaa lagu sheegey in xarakada alshabaab ay u aarayaan dhalinyaro si xaqdaro ah u dileen ciidamada nabadsugida iyagoo ula jeeda rag dhawaan lagala baxey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13492","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13492","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13492"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13492\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13499,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13492\/revisions\/13499"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13492"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13492"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13492"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}