{"id":13484,"date":"2013-03-18T23:17:13","date_gmt":"2013-03-18T20:17:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13484"},"modified":"2013-03-18T23:17:13","modified_gmt":"2013-03-18T20:17:13","slug":"ciidamada-dawlada-iyo-kuwa-amisom-oo-sheegey-in-ay-la-wareegeen-degmada-awdheegle-ee-gobolka-shhoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/ciidamada-dawlada-iyo-kuwa-amisom-oo-sheegey-in-ay-la-wareegeen-degmada-awdheegle-ee-gobolka-shhoose\/","title":{"rendered":"Ciidamada dawlada iyo kuwa amisom oo sheegey in ay la wareegeen degmada awdheegle ee gobolka sh\/hoose."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada dawladda iyo kuwa amisom ayaa sheegey in ay la wareegeen deg.awdheegle ee gobolka sh\/hoose,iyadoo aysan jirin  wax iska caabin ah oo uga timid dhanka xarakada alshabaab oo muddo sadex sano ah maamulayey deegaankaas.<\/p>\n<p>Ciidamada dawladda iyo kuwa amisom ayaa sheegey in ay isu furidoonaan wadada u dhaxeysa wanlaweyn iyo beydhabo iyagoo sheegey in ay wadadaas ka sifeyn doonaan burcad la sheegey in ay dadka safarka ah ku baartaan,taas oo ay beryahan gaadiidleyda wadadaas ku safraa ay cabasho ka muujinayeen.<\/p>\n<p>Qabsashada awdheegle ayaa imaneysa iyadoo ay iskaga baxeen ciidamada dawlada iyo kuwa etobiya deegaano iyo degmooyin hoos yimaada gobolka bakool,sababo aan la shaacin awgood.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee ay ciidamada dawlada oo kaashanaya kuwa amisom ay kala wareegaan xarakada alshabaab meelo ay maamulijireen,ilaa iyo hadana jawiga nabadgelyo ee soomaaliya uma muuqdo mid ka soo reynaya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dawladda iyo kuwa amisom ayaa sheegey in ay la wareegeen deg.awdheegle ee gobolka sh\/hoose,iyadoo aysan jirin wax iska caabin ah oo uga timid dhanka xarakada alshabaab oo muddo sadex sano ah maamulayey deegaankaas. Ciidamada dawladda iyo kuwa amisom ayaa sheegey in ay isu furidoonaan wadada u dhaxeysa wanlaweyn iyo beydhabo iyagoo sheegey in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13484","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13484","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13484"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13484\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13490,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13484\/revisions\/13490"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13484"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13484"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13484"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}