{"id":13444,"date":"2013-03-17T14:16:36","date_gmt":"2013-03-17T11:16:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13444"},"modified":"2013-03-17T23:06:34","modified_gmt":"2013-03-17T20:06:34","slug":"qaar-kamid-ah-xubnaha-barlamanka-oo-ugu-baaqay-hayadaha-samafalka-in-gar-gaar-loo-fidiyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/qaar-kamid-ah-xubnaha-barlamanka-oo-ugu-baaqay-hayadaha-samafalka-in-gar-gaar-loo-fidiyo\/","title":{"rendered":"Qaar kamid ah Xubnaha Barlamanka oo ugu baaqay Hay&#8217;adaha Samafalka in gar gaar ay u fidiyaan Shacabka Somaliyeed."},"content":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah Xubnaha Barlamanka oo ugu baaqay Hay&#8217;adaha Samafalka in gar gaar loo fidiyo.<\/p>\n<p>Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo kamid ah Mudanayaasha Baarlamaanka dalka Somalia ayaaa ugu baaqay Hay&#8221;adaha Samafalka inay gar gaar lasoo gaaraan Shacabka ku dhibaataysan dalka Somalia.<\/p>\n<p>Mudanahaan ayaa sheegay in dhibaato iyo macluul daran ay ka jirto dalka Somalia isla markaasna loo baahan yahay Hay&#8217;adaha gar gaarka inay wax ka qabtaan xaaladaas iyadoo loo maraayo Hay;adaha dowladda ee qaabilsan dhanka Samafalka iyo Bani&#8217;aadanimada.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa looga baahan yahay Hay;adaha Samafalka inay wax ka qabtaan Arrimaha Bani&#8217;aadanimada iyo dhibaatada ka jirta dalka Somalia ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud.<\/p>\n<p>Si Kastaba lama oga waxa ka fuli kara baaqa kasoo yeeray Xildhibaankan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah Xubnaha Barlamanka oo ugu baaqay Hay&#8217;adaha Samafalka in gar gaar loo fidiyo. Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo kamid ah Mudanayaasha Baarlamaanka dalka Somalia ayaaa ugu baaqay Hay&#8221;adaha Samafalka inay gar gaar lasoo gaaraan Shacabka ku dhibaataysan dalka Somalia. Mudanahaan ayaa sheegay in dhibaato iyo macluul daran ay ka jirto dalka Somalia isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13444","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13444","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13444"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13444\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13475,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13444\/revisions\/13475"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13444"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13444"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13444"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}