{"id":13429,"date":"2013-03-17T01:33:03","date_gmt":"2013-03-16T22:33:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13429"},"modified":"2013-03-17T01:33:03","modified_gmt":"2013-03-16T22:33:03","slug":"wariyeyaal-ka-socda-dalka-ugandha-oo-muqdisho-soo-gaarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/wariyeyaal-ka-socda-dalka-ugandha-oo-muqdisho-soo-gaarey\/","title":{"rendered":"Wariyeyaal ka socda dalka ugandha oo muqdisho soo gaarey."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa dalka soomaaliya gaar ahaan caasimada muqdisho soo gaarey wariyeyaal ka socda dalka ugandha,kuwaasoo u kuurgelaya sida nabadgelyada muqdisho ay tahey iyo doorka ay ciidamada amisom ka ciyaaraan amniga soomaaliya.<\/p>\n<p>M\/weynaha somaaliya oo wareysi siiyey wariyeyaasha ayaa sheegey in kooxda alshabaab aysan awood u laheyn in ay weeraro soo qaadaan waa sida uu hadalka u yiriye isagoo dhanka kale sheegey in aaney dhaqaale hada heli karin,maadaama buu yiri laga qabsadey magaalooyin iyo meelo badan oo dhaqaale kasoo gelijirey xarakada alshabaab.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee wariyeyaal ka socda dalalka ay ciidamadu ka joogaan soomaaliya ay muqdisho yimaadaan taas oo u muuqata in dawlada ugandha aysan ku aamin qabin waxa ay saxaafada soomaaliya tabiso,sida tan dawlada iyo kuwa sida gaarka ah loo leeyaheyba.<\/p>\n<p>Waxeyna tani kusoo beegmeysaa iyadoo dawlada soomaaliya ay bedeshey taliyihii ciidamada xoga dalka iyo ammaanduulihii ciidamada xoga dalka soomaaliya si hawlaha ciidamada sare loogu sii qaado.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa dalka soomaaliya gaar ahaan caasimada muqdisho soo gaarey wariyeyaal ka socda dalka ugandha,kuwaasoo u kuurgelaya sida nabadgelyada muqdisho ay tahey iyo doorka ay ciidamada amisom ka ciyaaraan amniga soomaaliya. M\/weynaha somaaliya oo wareysi siiyey wariyeyaasha ayaa sheegey in kooxda alshabaab aysan awood u laheyn in ay weeraro soo qaadaan waa sida uu hadalka u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13429","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13429","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13429"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13429\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13435,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13429\/revisions\/13435"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13429"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13429"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13429"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}