{"id":13427,"date":"2013-03-16T23:00:20","date_gmt":"2013-03-16T20:00:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13427"},"modified":"2013-03-17T01:11:13","modified_gmt":"2013-03-16T22:11:13","slug":"keydkii-hubka-madaxtooyo-oo-la-xaday-iyo-madaxweynaha-oo-booqday-bakhaarkii-hubkas-uu-yiilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/keydkii-hubka-madaxtooyo-oo-la-xaday-iyo-madaxweynaha-oo-booqday-bakhaarkii-hubkas-uu-yiilay\/","title":{"rendered":"Keydkii hubka Madaxtooyo oo la xaday iyo madaxweynaha oo booqday bakhaarkii hubkas uu yiilay."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya xarunta madaxtooyada dalka Somalia ayaa sheegaya in xatooyo ama dhac baahsan loo gaystay bakhaarkii uu yiilay keydka hubka xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia.                                     Bakhaarka hubka ee madaxtooyada ayaa haatan haawanaya iyadoo la raray dhamaan hubkii halkaas ku jiray iyadoo aan la ogayn halka la geeyay.                                       Hubkaaan ayaa qaab masuq maasuq ah looga bixiyay iyadoo aan la ogayn halka la geeyay iyo cida laga iibiyay.                Madaxweynaha jamhuuriyadda Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday bakhaarkii keydka hubka kadib markii ay soo baxeen in la xaday wuxuuna amar ku bixiyay madaxweynaha isagoo carro badan ka muuqato in la xiro saraakiisha ku lugta leh arrintaas iyo ciddii kale lala xiriirinayo.    Waa habacsanaantii iyo fadeexaddii ugu weyneyd ee soo wajahday dowladda cusub ee dalka somalia tan iyo markii laga baxay kumeel gaarnimada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya xarunta madaxtooyada dalka Somalia ayaa sheegaya in xatooyo ama dhac baahsan loo gaystay bakhaarkii uu yiilay keydka hubka xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia. Bakhaarka hubka ee madaxtooyada ayaa haatan haawanaya iyadoo la raray dhamaan hubkii halkaas ku jiray iyadoo aan la ogayn halka la geeyay. Hubkaaan ayaa qaab masuq maasuq ah looga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13427","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13427","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13427"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13427\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13431,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13427\/revisions\/13431"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13427"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13427"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13427"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}