{"id":13415,"date":"2013-03-15T23:17:18","date_gmt":"2013-03-15T20:17:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13415"},"modified":"2013-03-15T23:17:18","modified_gmt":"2013-03-15T20:17:18","slug":"qarax-lagula-eegtey-ciidamada-amisom-ee-degmada-shalanbood-oo-maanta-dhacey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/qarax-lagula-eegtey-ciidamada-amisom-ee-degmada-shalanbood-oo-maanta-dhacey\/","title":{"rendered":"Qarax lagula eegtey ciidamada amisom ee degmada shalanbood oo maanta dhacey&#8230;"},"content":{"rendered":"<p>Qarax ayaa lagula eegtey ciidamada amisom ee ka socda dalka burindi iyagoo maraya degmada shalanbood,kaas oo geystey khasaare gaadiid oo kaliya sida ay ku soo waramayaan dad ka agdhawaa markii qaraxu dhacayey.<\/p>\n<p>Qaraxyada lala eegto ciidamada amisom ayaa waxaa ka danbeeya dagaalyahanada xarakada alshabaab,kuwaasoo dagaal ku dhufoo ka dhaqaaqa kula jira ciidamada afrikaanka ah ee ku sugan dalka soomaaliya.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee gobolka sh\/hose deegaano ka tirsan,hase yeeshee qaraxan ayaa kusoo beegmaya iyadoo aaney jirin wax hawlgalo ah oo ka dhan ah xarakada alshabaab oo sida ay sheegeen uga baxey deegaano laga qabsadey xeelado dagaal,ayna bedeleen qaabki dagaal ee ay kula jireen ciidamada ay ugu yeereen kuwo dalka soomaaliya kusoo duuley.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qarax ayaa lagula eegtey ciidamada amisom ee ka socda dalka burindi iyagoo maraya degmada shalanbood,kaas oo geystey khasaare gaadiid oo kaliya sida ay ku soo waramayaan dad ka agdhawaa markii qaraxu dhacayey. Qaraxyada lala eegto ciidamada amisom ayaa waxaa ka danbeeya dagaalyahanada xarakada alshabaab,kuwaasoo dagaal ku dhufoo ka dhaqaaqa kula jira ciidamada afrikaanka ah ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13415","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13415","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13415"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13415\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13422,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13415\/revisions\/13422"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13415"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13415"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13415"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}