{"id":13412,"date":"2013-03-15T22:48:35","date_gmt":"2013-03-15T19:48:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13412"},"modified":"2013-03-15T22:50:12","modified_gmt":"2013-03-15T19:50:12","slug":"hawlgallo-lagu-baadi-goobayo-rag-ajaanib-lagu-sheegey-oo-ka-kala-dhacey-degmooyinka-xweyne-iyo-xjajab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/hawlgallo-lagu-baadi-goobayo-rag-ajaanib-lagu-sheegey-oo-ka-kala-dhacey-degmooyinka-xweyne-iyo-xjajab\/","title":{"rendered":"Hawlgallo lagu baadi goobayo rag ajaanib lagu sheegey oo ka kala dhacey degmooyinka x\/weyne iyo x\/jajab."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa beryahan laga dareemayaa magaalada muqdisho hawlgalo la sheegayo in lagu baadigoobayo rag ajaanib ah hase yeeshee waxaa kuwii ugu danbeeyey laga sameeyey degmooyinka deriska ah ee x\/weyne iyo x\/jajab ee gobolkan banaadir.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa guryaha gelaya oo baaraya isla markaana wixii rag ah oo guryahooda jiifa kaxeynaya kadibna la soo daayo waqti lumey kadib taas oo aanu qabin qaanuunka iyo dastuurka dalka u yaal.<\/p>\n<p>Baaritaanadan ayaa waxaa hadda kusoo kordhey iyadoo la leeyahey waxaa la baadigoobayaa rag ajaanib ah oo aan la garaneyn waxa loola jeedo,in xaafad dhan la tuhmo ama meel leysugu keeno.<\/p>\n<p>Dad badan ayaa walaac ka muujinaya in ciidamadu ay ku qaldamaan dad aan wax danbi ah laheyn,isla markaana waxaa laga baqayaa in ciidamadu ajnabi ku sheegaan muwaadin gurigiisa si nabada ku jiifa,waana suuragal in dadka cad cad ee degmooyinka u badani ay la kulmaan handadaado iyo cabsi xaga ciidamada ka timaada,maadaama ay dadkani yihiin dad nabadeed oo dhibaato loogu geystey dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa beryahan laga dareemayaa magaalada muqdisho hawlgalo la sheegayo in lagu baadigoobayo rag ajaanib ah hase yeeshee waxaa kuwii ugu danbeeyey laga sameeyey degmooyinka deriska ah ee x\/weyne iyo x\/jajab ee gobolkan banaadir. Ciidamada ayaa guryaha gelaya oo baaraya isla markaana wixii rag ah oo guryahooda jiifa kaxeynaya kadibna la soo daayo waqti lumey kadib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13412","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13412","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13412"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13412\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13418,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13412\/revisions\/13418"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13412"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13412"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13412"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}