{"id":1341,"date":"2011-06-13T11:53:45","date_gmt":"2011-06-13T11:53:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1341"},"modified":"2011-06-13T11:53:45","modified_gmt":"2011-06-13T11:53:45","slug":"wargelin-ku-socota-dhamaan-aqristayaasah-iyo-dhageystayaasha-wakaalada-wararka-soomaaliyeed-ee-warsom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/wargelin-ku-socota-dhamaan-aqristayaasah-iyo-dhageystayaasha-wakaalada-wararka-soomaaliyeed-ee-warsom\/","title":{"rendered":"Wargelin Ku Socota Dhamaan Aqristayaasah Iyo Dhageystayaasha Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom"},"content":{"rendered":"<p>\u00a0<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: x-small;\"><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p>Dhamaan aqristayaasha sharafta leh waxaan kaga cudur daaraneynaa culeysyo xagga baahinta wararka ah oo xilliyada qaar soo wajaha wakaalada wararka Soomaaliyeed ee Warsom waxaana culeysyada illaa iminka aad dareenteen ka mid sida warkii deg dega ahaa ee aad aqrisan jirteen iyo baahinta codadka muhiimka ah ee lagu baahin jiray ee wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom<\/p>\n<p>Maamulka wakaalada wararka Soomaaliyeed ee Warsom wuxuuna cillada jirto uu ku tilmaamay culeysyou xagga internet-ka ah oo jira iyo shaqaalo hor leh ay wakaalada ay qaadaneyso ka dib habac sanaan yar ay ku timid qaar ka mid ah howlwadeenada oo saameyn ku yeeshay dagaalada Muqdisho ka socda<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: x-small; font-family: Arial;\"><strong><span style=\"font-size: x-small; font-family: Arial;\">\u0625\u0646 \u0634\u0627\u0621 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u062a\u0639\u0627\u0644\u0649<\/p>\n<p><\/span><span style=\"font-size: x-small;\">Haduu Allaha Awooda leh uu ka raali noqda waxaan aqristayaasheena aan ugu bishaareynaynaa in saacadahaan wixii ka bilawda aan idiin soo baahin doono wararkii aad kaga barateen Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom kuna saleysan xaqa in la taageero <\/span><\/strong><\/span><\/strong><span style=\"font-size: x-small;\">Wixii talo ah ku soo gudbi taleefanda hoos ku qoran iyo comments-ka waana inoo muhiim taladaada Mahadsanid<\/p>\n<p><\/span><\/span><\/strong><\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: medium; font-family: Arial;\">\u0648\u0628\u0627\u0644\u0644\u0647 \u062a\u0648\u0641\u064a\u0642 \u0648\u0627\u0644\u0633\u0644\u0627\u0645 \u0639\u0644\u064a\u0643\u0645 \u0648\u0631\u062d\u0645\u0629 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0648\u0628\u0631\u0643\u0627\u062a\u0647<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: medium; font-family: Arial;\">\u00a0<\/span><\/strong><\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/em>(<\/p>\n<p><\/strong><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong> &amp; <\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Wararka Soomaaliya Dhamaan aqristayaasha sharafta leh waxaan kaga cudur daaraneynaa culeysyo xagga baahinta wararka ah oo xilliyada qaar soo wajaha wakaalada wararka Soomaaliyeed ee Warsom waxaana culeysyada illaa iminka aad dareenteen ka mid sida warkii deg dega ahaa ee aad aqrisan jirteen iyo baahinta codadka muhiimka ah ee lagu baahin jiray ee wakaalada Wararka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1341","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1341","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1341"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1341\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1350,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1341\/revisions\/1350"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1341"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1341"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1341"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}