{"id":13387,"date":"2013-03-14T23:35:53","date_gmt":"2013-03-14T20:35:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13387"},"modified":"2013-03-15T01:15:01","modified_gmt":"2013-03-14T22:15:01","slug":"rwasaare-saacid-oo-ka-hadley-heshiis-ay-la-galeen-puntland-iyo-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/rwasaare-saacid-oo-ka-hadley-heshiis-ay-la-galeen-puntland-iyo-galmudug\/","title":{"rendered":"R\/wasaare saacid oo ka hadley heshiis ay la galeen puntland iyo galmudug."},"content":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha soomaaliya ayaa sheegey in ay puntlan heshiis la gashey dawlada federalku heshiiskaas oo ka kooban dhawr qodob ayaa hore loo shaaciyey,hase yeeshee aan laheyn nuxur sidaas u sii weyn,waxeyna u egtahey in heshiiskani yahey oo keliya mid labada dhinac ay kalsooni ku abuurayaan.<\/p>\n<p>Dhanka kale r\/wasaaraha ayaa soo hadal qaadey galmudug isagoo beeniyey in ay jiraan isfahamwaa warbaahinta qaarkeed shaaciyeen,isagoona intaa ku darey in ay dhawaan soo wada saaridoonaan dawlada federalka iyo galmudug state,dr saacid kama hadlin dawlad goboleedka xubin iyo xeeb oo ka mid aheyd meelihii uu booqashada ku tagey.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee xukuumada uu hugaamiyo dr saacid ay safaro shaqo oo baaxadaas leh ay qabato waxaana hadii ay xukuumadani ku guuleysato wadahadalada egland ka dhici doona bisha may in ay heli doonto taageero xagga beesha caalamka ah oo ay dalka oo dhan ku maamusho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha soomaaliya ayaa sheegey in ay puntlan heshiis la gashey dawlada federalku heshiiskaas oo ka kooban dhawr qodob ayaa hore loo shaaciyey,hase yeeshee aan laheyn nuxur sidaas u sii weyn,waxeyna u egtahey in heshiiskani yahey oo keliya mid labada dhinac ay kalsooni ku abuurayaan. Dhanka kale r\/wasaaraha ayaa soo hadal qaadey galmudug isagoo beeniyey in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13387","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13387","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13387"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13387\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13410,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13387\/revisions\/13410"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13387"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13387"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13387"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}