{"id":1338,"date":"2011-06-13T11:51:29","date_gmt":"2011-06-13T11:51:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1338"},"modified":"2011-06-13T11:51:29","modified_gmt":"2011-06-13T11:51:29","slug":"ciidamo-ay-tababar-soo-siisay-dowaladd-eithopia-oo-lagu-soo-bandhigay-deegaanka-doolow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/ciidamo-ay-tababar-soo-siisay-dowaladd-eithopia-oo-lagu-soo-bandhigay-deegaanka-doolow\/","title":{"rendered":"Ciidamo Ay Tababar Soo Siisay Dowaladd Eithopia Oo Lagu Soo Bandhigay Deegaanka Doolow"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: center;\">\n<div><strong><span style=\"font-size: x-small;\"><\/span><\/strong><\/div>\n<p><strong><span style=\"font-size: x-small;\"><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/p>\n<p>Maleeshiyaadkaan Soomaalida Ah Oo Lagu soo tababaray dalka Dowaladda cadowga ee Eithopia ayaa maanta lagu soo bandhigay deegaanka Doolow Munaasaba Lagu maamuusayay soo bandhigida Maleeshiyaadka tobabarka dhameystay laguna tobabaray gudaha Dalka Xabashada ee Eithopia waxayna Maleeshiyaadkaani hoostagayaan kooxda Ahlu Sunnah iyo TFG-da\n<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Waxaana goobtaasi ka hadlay hoogaamiy yaal ka kal tirsan labada dhinac kuwaasoo sheegay in loo baahan yahay in ciidamadaani ay difaacaan Dastuurka iyo xeerka u yaal dalka ayna u dhintaan arintaasi waxaana maleeshiyaad hore oo lagu soo tobabaray dalalka Eithopia Ugandha iyo Kenya ay isku soo dhiibeen Mujaahdiinta Al Shabaab iyagoo sita hubkii ay soo siyeen cadowga<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: x-small;\">\u00a0<\/span><\/strong><\/p>\n<div><em>Wararka Soomaaliya\u00a0(Warsom.com)<\/em><\/div>\n<p><em>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/em>(<a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a> &amp; <a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">\u00a0<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Maleeshiyaadkaan Soomaalida Ah Oo Lagu soo tababaray dalka Dowaladda cadowga ee Eithopia ayaa maanta lagu soo bandhigay deegaanka Doolow Munaasaba Lagu maamuusayay soo bandhigida Maleeshiyaadka tobabarka dhameystay laguna tobabaray gudaha Dalka Xabashada ee Eithopia waxayna Maleeshiyaadkaani hoostagayaan kooxda Ahlu Sunnah iyo TFG-da Waxaana goobtaasi ka hadlay hoogaamiy yaal ka kal tirsan labada dhinac [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1338","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1338","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1338"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1338\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1347,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1338\/revisions\/1347"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1338"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1338"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1338"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}