{"id":13358,"date":"2013-03-13T14:28:35","date_gmt":"2013-03-13T11:28:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13358"},"modified":"2013-03-13T14:28:35","modified_gmt":"2013-03-13T11:28:35","slug":"wasaaradda-horumarinta-adeega-bulshada-iyo-maamulka-gobolka-banadir-oo-si-rasmi-ah-ugu-dhawaaqay-inay-fureen-dugsiga-bartamaha-ee-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/wasaaradda-horumarinta-adeega-bulshada-iyo-maamulka-gobolka-banadir-oo-si-rasmi-ah-ugu-dhawaaqay-inay-fureen-dugsiga-bartamaha-ee-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada iyo Maamulka Gobolka Banadir oo si rasmi ah ugu dhawaaqay inay fureen Dugsiga Bartamaha ee magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/Bartamaha.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/Bartamaha.jpg\" alt=\"\" title=\"Bartamaha\" width=\"259\" height=\"194\" class=\"alignleft size-full wp-image-13376\" \/><\/a>Wafdi ka socday wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada iyo Maamulka Gobolka Banadir ayaa maanta shaaciyay in si rasmi ah ay u fureen iskuulka Bartamaha ee magaalada Muqdisho kaas oo muddo 22-kii sanno ee dagaalada Sokeeye xernaa.<\/p>\n<p>Mas;uuliyiinta Maanta booqday Iskuulka Bartamaha ayaa sheegay in iskuulkaan ay wax kusoo barteen Qaar kamid ah Mas;uuliyiinta haatan Dowladda Somalia isla markaasna loo baahan yahay in mar kale ay ka faa;iideystaan Jiilka haatan jira.<\/p>\n<p>Munaasabad lagu qabtay gudaha iskuulka Bartamaha ayaa looga dhawaaqay in uu si rasmi ah u furan yahay wixii maanta ka dambeeyo iskuulka Bartamaha ee Magalada Xamar waxaana halkaas ka hadlay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada Bashiir Maxamed Jaamac Bashir Goobe oo sheegay in uu ahaa iskuulka uu kusoo wax bartay.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa diyaar u ahay inaan bixiyo mushaarka hal macalin oo kamid noqonaya macalimiinta iskuulka Bartamaha kaas oo lacag la&#8217;aan ah ayuu yiri Wasiir ku xigeenka W\/Horumarinta Adega Bulshada Bashiir Goobe.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa halkaas ka hadlay Guddoomiye ku xigeenka Maamulka gobolka Banaadir Cali Axmed Guure oo sheegay inay ku faraxsan yihiin talaabadaan ay dowladda maanta qaaday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi ka socday wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada iyo Maamulka Gobolka Banadir ayaa maanta shaaciyay in si rasmi ah ay u fureen iskuulka Bartamaha ee magaalada Muqdisho kaas oo muddo 22-kii sanno ee dagaalada Sokeeye xernaa. Mas;uuliyiinta Maanta booqday Iskuulka Bartamaha ayaa sheegay in iskuulkaan ay wax kusoo barteen Qaar kamid ah Mas;uuliyiinta haatan Dowladda Somalia [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13358","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13358","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13358"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13358\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13380,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13358\/revisions\/13380"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13358"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13358"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13358"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}