{"id":13321,"date":"2013-03-12T15:57:12","date_gmt":"2013-03-12T12:57:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13321"},"modified":"2013-03-12T16:43:18","modified_gmt":"2013-03-12T13:43:18","slug":"midowga-yurub-oo-ku-heshiin-waayey-hubeynta-mucaaridka-siiriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/midowga-yurub-oo-ku-heshiin-waayey-hubeynta-mucaaridka-siiriya\/","title":{"rendered":"Midowga Yurub oo ku heshiin waayey hubeynta Mucaaridka Siiriya."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/wasiiradaEUbrussels1-330x185.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/wasiiradaEUbrussels1-330x185.jpg\" alt=\"\" title=\"wasiiradaEUbrussels1-330x185\" width=\"330\" height=\"185\" class=\"alignleft size-full wp-image-13343\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/wasiiradaEUbrussels1-330x185.jpg 330w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/wasiiradaEUbrussels1-330x185-300x168.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 330px) 100vw, 330px\" \/><\/a>Wasiirada Arrimaha Dibada ee dalalka Midowga Yurub ayaa ku heshiin waayey inay go&#8217;aan ka qaataan taageerida militari ee mucaaridka dalka Siiriya ee dagaalka xoogan kula jira xukuumada Bashaar Al Assad.<\/p>\n<p>Kulankii Wasiirada Midowga Yurub ay shalay (Isniin) ku yeesheen magaalada Brussels ayaa soo dhamaaday iyadoo aan wax go\u2019aan ah laga gaarin taageerida militari ee la siinayo mucaaridka dalka Siiriya.<\/p>\n<p>Wadamada Midowga Yurub ayaa isku khilaafay qaar kamid ah wadamada ugu waaweyn ee Midowga Yurub sida Germany ayaa soo jeediyey in aan xiligan hub lagu taageerin mucaaridka Siiriya balse gacan laga siiyo dhinaca dhaqaalaha iyo gargaarka.<\/p>\n<p>Dalalka Ingiriiska iyo Faransiiska ayaa kamid ahaa wadamada culeyska saarayey in la qaado cunaqabateynta hubka ee saaran dalka Siiriya si gacan militari loo siiyo xoogaga mucaaridka oo la dagaalamaya xukuumada ka awood badan ee uu hogaamiyo Bashaar Al Assad.<\/p>\n<p>Dalalka reer Galbeedka ayaa ka cabsi qaba hadii ay hub ku taageeraan kooxaha Mucaaridka, in dalkaasi Siiriya ay kasoo dhex baxaan kooxo lamid ah Talibanka Afghaanistaan ka dhashay xiligii Maraykanka dhaqaalaha iyo hubka siin jiray xoogagii Afghaanistaan ee dalkaasi ka saaray ciidamadii Sofiyeetka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirada Arrimaha Dibada ee dalalka Midowga Yurub ayaa ku heshiin waayey inay go&#8217;aan ka qaataan taageerida militari ee mucaaridka dalka Siiriya ee dagaalka xoogan kula jira xukuumada Bashaar Al Assad. Kulankii Wasiirada Midowga Yurub ay shalay (Isniin) ku yeesheen magaalada Brussels ayaa soo dhamaaday iyadoo aan wax go\u2019aan ah laga gaarin taageerida militari ee la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13321","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13321","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13321"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13321\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13347,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13321\/revisions\/13347"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13321"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13321"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13321"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}